{"id":846,"date":"2014-12-04T22:09:56","date_gmt":"2014-12-04T22:09:56","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=846"},"modified":"2014-12-04T22:09:56","modified_gmt":"2014-12-04T22:09:56","slug":"gudidii-cusbayd-ee-doorashooyinka-somaliland-oo-la-filayo-in-la-dhaariyo-iyo-loollan-loogu-jiro-xubnaha-qabanaya-hogaanka-sare-ee-komishanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/04\/gudidii-cusbayd-ee-doorashooyinka-somaliland-oo-la-filayo-in-la-dhaariyo-iyo-loollan-loogu-jiro-xubnaha-qabanaya-hogaanka-sare-ee-komishanka\/","title":{"rendered":"Gudidii Cusbayd Ee Doorashooyinka Somaliland Oo La Filayo In La Dhaariyo Iyo Loollan Loogu Jiro Xubnaha Qabanaya Hogaanka Sare Ee Komishanka &#8211;"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa-(AN)- Waxa la filayaa in maalmaha fooda inagu soo haya in loo dhaariyo xil-kooda dastuuriga ah todobadda xubnood ee Komishan Doorashooyinka qaranka, oo ay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen golaha Wakiiladu todobaadkii hore.<!--more--><\/p>\n<p>Warar xogogaal ah oo ka ag dhow Komishanka ayaa tibaaxaya in xubnaha Komishanka Doorashooyinka uu dhexdooda ka jiro loollan adag oo ku wajahan xubnaha qabanaya hogaaminta sare ee Komishanka, taas oo dib u riixday dhaartii dastuuriga ahayd ee Komishanka.<\/p>\n<p>Warku waxa kale oo intaa ku daray in marka la dhaariyo xubnaha Komishanka Doorashooyinka ay si dhakhso ah oo rasmi ah ay xilka ugala wareegi doonaan Komishankii hore ee Doorashooyinka ee xilligoodii dhammaaday, iyaga oo la filayo in ay sida<br \/>\nugu dhakhso badan u gudo galaan gudashada waajibaadka culus ee loo igmaday, maadaama ay fooda inugu soo hayaan xilligii loo qoondeeyay in ay dalka ka dhacaan doorashooyinku.<\/p>\n<p>Inkasta oo xubno ka mid ah Komishanka si gaar ah farta loogu fiiqayo in ay yohiin masuuliyiinta isu diyaarinaysa hogaanka sare ee Komishanka, hadanna ma jiro wax war ah oo lagu kalsoonaan karo oo si cad u tibaaxaya magacyada xubnahaas isu soo taagaya qabashada hogaanka sare ee Guddiga doorashooyinka qaranka.<\/p>\n<p>WIXII WARAR AH EE KA SOO KORDHA ARRINTAN KALA SOCO Arabsiyonews.net Office Gabiley somaliland<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa-(AN)- Waxa la filayaa in maalmaha fooda inagu soo haya in loo dhaariyo xil-kooda dastuuriga ah todobadda xubnood ee Komishan Doorashooyinka qaranka, oo ay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen golaha Wakiiladu todobaadkii hore.<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":847,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-846","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dE","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/846","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=846"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/846\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=846"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=846"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=846"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}