{"id":8458,"date":"2015-04-02T13:19:49","date_gmt":"2015-04-02T13:19:49","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=8458"},"modified":"2015-04-02T13:19:49","modified_gmt":"2015-04-02T13:19:49","slug":"undo-messaging-options-abdishakur-haibe-muhumed-abdishakur22hotmail-com-previous-messagenext-messageback-to-messages-mucaaradka-waxaa-u-hadhay-inay-cambaareeyeen-naftooda-wq-khadar-awrliq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/04\/02\/undo-messaging-options-abdishakur-haibe-muhumed-abdishakur22hotmail-com-previous-messagenext-messageback-to-messages-mucaaradka-waxaa-u-hadhay-inay-cambaareeyeen-naftooda-wq-khadar-awrliq\/","title":{"rendered":"Mucaaradka Waxaa U Hadhay Inay Cambaareeyeen Naftooda: W\/Q Khadar Awrliq\u200f"},"content":{"rendered":"<div class=\"ContentRightInner t_mbgc t_qtc t_urtc\">\n<div id=\"inboxControl0fv-ReadMessageContainer\" class=\"v-ReadMessageContainer slideOnResize\" tabindex=\"-1\">\n<div class=\"c-ReadMessage\" data-link=\"class{readMessageClass: ~tag.Show}\">\n<div id=\"ReadMessageScrollableSection\" class=\"rmMessages ClearBoth\" tabindex=\"-1\">\n<div id=\"readMessagePartControl406f\" class=\"c-ReadMessagePart ReadMsgContainer HasLayout ClearBoth HideShadows FullPart NoHistory Read RmIc\" data-link=\"class{:~tag.getHeaderCssClass(IsConversationPart, IsRead, IsDraft, IsTrustedSender, Items.length)}\">\n<div class=\"c-ReadMessagePartBody\" data-link=\"class{getClass:IsBodyExpanded}\">\n<div class=\"readMsgBody\">\n<div id=\"bodyreadMessagePartBodyControl411f\" class=\"ExternalClass MsgBodyContainer ContentFiltered\" data-link=\"class{:~tag.cssClasses(PlainText, IsContentFiltered)}\">\n<div dir=\"ltr\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Habeenkii markaad daawato ama aad eegto warbaahinta kala duwan ee dalka, waxaad arkaysaa odayaal waaweyn oo ka soo jeeda xisbiyada mucaaradka ah oo la soo taagan wasiirka wasaaradda hebla hadalkiisa waan cambaaraynayaa.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Qofka bini\u2019aadamka ahi markuu nolosha ka istaago dhinac keli ah wuxuu arkaa wax koobaan oo aan u muuqan bulshada inteeda kale, wuxuu la kulmaa uruursanaan iyo maangaabnimo aan garawshiyo lahayn, wax kaleba iska daayoo xataa wanaagu ma maro.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Soomaalida ayaa hore ugu maahmaahday \u201cBiyahaan fiiqsi loo liqin, iyo hadalkaan fiirsi loo odhan feedhahay wax yeelaan\u201d waan u baqayaa nimanka intay umada soo hor fadhiistaan naxli iyo nashuushad ku dhago barjaynaya, yaan feedhaha laydin dhaamine hadalkiina u fiirsada.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Qofku markuu soo xigmad beelaayo waxaa lagu gartaaba la yidhi hadal badnaan xad dhaaf ah, habeen kasta markaad dhaliil aan jirin shacabka u sheegto, beri sided waxqabad la taaban karo oo la qabtay ugu sheegi kartaa, maxaase lagaa filan karaa markaad noqoto hogaamiye umad doorasho ka doonaya.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Hada waxaa idiin hadhay mar hadaad dhamayseen cambaarayntii xukuumada in aad naftiina cambaaraysaan oo aad u sheegteen in aad leedihiin cambaar tii ugu xumayd, wax kale idiinma hadhin. Hadii laga tago waayo dumarka wadhatada ah ee suuqa fadhiista bal haydinka nabad galaan.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Nin ka mid ah dadkii ku hadhay tartankii ururada siyaasadda ee 2012 ayaa yidhi \u201cmucaarad waxaa ugu wanaagsan markaad dalka wax ugu qabanayso\u201d kaasi runbuu sheegay oo weli Somaliland ma jiraan mucaarad aad odhan karto lexo jeclo ayey ka leeyihiin dalka, miyaanay ogayn in aduunyadu habeen oodhan monitoring ku samayso hadalkooda, intay Somaliland wax yeelaan ayaa ka badan durida xukuumadda.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><i>Khadar Awrliq<\/i><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><a href=\"mailto:awrliq@gmail.com\"><i>awrliq@gmail.com<\/i><\/a><i><\/i><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"v-InboxFooterContainer\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Habeenkii markaad daawato ama aad eegto warbaahinta kala duwan ee dalka, waxaad arkaysaa odayaal waaweyn oo ka soo jeeda xisbiyada mucaaradka ah oo la soo taagan wasiirka wasaaradda hebla hadalkiisa waan cambaaraynayaa. Qofka bini\u2019aadamka ahi markuu nolosha ka istaago dhinac keli ah wuxuu arkaa wax koobaan oo aan u muuqan bulshada inteeda kale, wuxuu la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8013,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,3],"tags":[],"class_list":["post-8458","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-arimaha-bulshada"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2cq","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8458","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8458"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8458\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8458"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8458"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8458"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}