{"id":8416,"date":"2015-04-01T11:17:53","date_gmt":"2015-04-01T11:17:53","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=8416"},"modified":"2015-04-01T11:17:53","modified_gmt":"2015-04-01T11:17:53","slug":"madaxwaynihii-lagaga-adkaaday-doorashada-nigeria-oo-hambalyeyey-madaxwaynaha-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/04\/01\/madaxwaynihii-lagaga-adkaaday-doorashada-nigeria-oo-hambalyeyey-madaxwaynaha-cusub\/","title":{"rendered":"Madaxwaynihii lagaga adkaaday doorashada Nigeria oo hambalyeyey Madaxwaynaha Cusub"},"content":{"rendered":"<p>Abuja(AN)Madaxweynaha Nigeria Goodluck Jonathan ayaa uga mahadceliyay Talaadadii shalay guud ahaan shacabka dalkaasi fursadda ay horey u siiyeen inuu hogaamiyo, isagoo dhinaca kale qirtay in looga adkaaday doorashadii madaxtinimo ee Nigeria ka dhacday todobaadkan.<!--more--><\/p>\n<p>Hogaamiyihii hore ee Militariga Muhammadu Buhari oo ka tirsananaa mucaaardka ku bahoobay -All Progressives Congress ayaa laba malyuun oo cod kaga adkaaday Mr. Jonathan oo ka tirsan xisbiga talada hayay ee PDP.<\/p>\n<p>Madaxweynaha talada ka sii degaya ayaa sheegay, inuu fuliyay balantii uu qaaday ee aheyd in doorashooyin cadaalad ah oo xor ah uu dalkaasi gaarsiin doono.<\/p>\n<p>waxa uu ka codsaday cid kasta oo aan natiijada doorashada ku qancin ay u soo marto shruurcda dalkaasi uyaala ee dhinaca doorashada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyomedia.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Abuja(AN)Madaxweynaha Nigeria Goodluck Jonathan ayaa uga mahadceliyay Talaadadii shalay guud ahaan shacabka dalkaasi fursadda ay horey u siiyeen inuu hogaamiyo, isagoo dhinaca kale qirtay in looga adkaaday doorashadii madaxtinimo ee Nigeria ka dhacday todobaadkan.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8419,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8416","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2bK","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8416","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8416"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8416\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8416"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8416"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8416"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}