{"id":84,"date":"2014-11-12T06:46:52","date_gmt":"2014-11-12T06:46:52","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=84"},"modified":"2014-11-12T06:46:52","modified_gmt":"2014-11-12T06:46:52","slug":"xarun-daawo-dhaqameedherbal-oo-laga-hirgaliyey-arabsiyo-xili-ay-magaaldaasi-biihi-wayn-uqabto-cisbitaal-guud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/11\/12\/xarun-daawo-dhaqameedherbal-oo-laga-hirgaliyey-arabsiyo-xili-ay-magaaldaasi-biihi-wayn-uqabto-cisbitaal-guud\/","title":{"rendered":"Xarun daawo dhaqameed(Herbal) oo laga hirgaliyey Arabsiyo xili ay magaaldaasi biihi wayn uqabto Cisbitaal guud"},"content":{"rendered":"<div class=\"single-right\">\n<article id=\"post-5441\" class=\"post-5441 post type-post status-publish format-standard has-post-thumbnail hentry category-somali-news\">\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Arabsiyo(AN) waxa maanta magaalada Arabsiyo laga furay xarun cusub oo caafimaad taas oo dadka lagu dawayn doono dawo dhaqameed (Herbal) ,xaruntan oo lagu magaacaabo \u00a0SINAI HEBAL &amp;NEUTRATION CLINIC<span id=\"more-5441\"><\/span><br \/>\nwaxaana Xaruntan lagu daawayn doonaa dhamaan Xanuunada Guud ,goobtan ayaa noqonaysa mid ku cusub Deg Arabsiyo<br \/>\nwaxaana ka warbixyey Mulkiilaha Xaruntan cusub SINAI HEBAL<br \/>\nMrs Sinai waxaanay ka sheekaysay maraaxiladii kala duwanaa ee uu soo maray goobtan caafimaad ee ay ka hirgalisay magaala Arabsiyo waxaanay xustay in xaruntani aanay ahayn tii ugu horaysay ee ay ka hirgaliyaan S\/land<br \/>\nwaxaanay carabka ku dhufatay in mid noocan oo kale ah ay ka furan tahay Magaalada Gabiley<br \/>\nwaxaanay Mrs Sinai ugu bushaaraysay dadwaynaha ku dhaqan magaalda Arabsiyo in xaruntan caafimaad lagu daawayn doono dawo dhaqameed taas oo laga dayn doono xanuuno badan oo ay kamid yihiin (Gaastariga,Suuxdinta,Xanuunada Maskaxda ku dhaca I.W.M)<br \/>\nXaruntan cusub ee laga hirgaliyey Arabsiyo ayaa xarumo kuleh dalka Kenya ayaafadhigiisu yahay companygan Caafimaad<br \/>\nIsku soo wada duuboo Xaruntan Caafimaad ee maanta laga furay Arabsiyo ayaa noqonaynaysa xuruntii ugu horaysay ee ajaanib ah ee ka hirgalisa magaaladaas xili magaalada Arabsiyo aanay lahayn haba yaaraatee Cisbital caafimaad ,waxa xusid mudan in magaaldan uu ku yaal MCH kaas oo si wayn ula shaqeeya hooyada iyo dhalaanka iyo goobo caafimaad (Pharmacy) ku waas oo ah fara ku tiris<br \/>\nGoobahaas ayaan la odhan karin waxay kaafiyi karaan baahiyaha caafimaad ee bulshada ku dhaqan magaalda Arabsiyo oo tira ahaan lagu qiyaaso in kabada Labaatan kun (20,000) qof waxaana dadka caafimaad ahaan utagaan magaalooyinka Hargaysa iyo Gabiley<br \/>\nWaxa kale oo meesha ka madhnayn Cisbitaal mudo lagu yaboohay kaas oo lagaga tagay qabyo mudo lagu qiyaasay Todoba sano ahaa qabyo<br \/>\nilaahadana macada waxa loogu talagalay dhismahaas iyo bulshada ku dhaqan magaaldaasi ilaa inta ay ka arad naan doonaan adeegyada Caafimaadka<br \/>\niyadoo sidoo kale lo odhan karo marnaba wasaarada Caafimaadka in dheheegu may qaban baahiyaha caafimaad ee ka jira Magaalda Arabsiyo<br \/>\ngoobtan maanta la furayn uma muuqato mid wax badan ka tari karta baahida caafimaad ee dul hoganaysa Arabsiyo marka loo eego baahida loo qabo Cisbitaal guud oo laga yagleelo Arabsiyo<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Arabsiyo Office<\/p>\n<p>Muuse Xuseen Xasan<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<\/article>\n<\/div>\n<div class=\"cb\"><\/div>\n<div id=\"authorarea-wrap\">\n<div id=\"authorarea\">\n<div class=\"authorareah3\">\n<div class=\"authorareah3-img\">About the Author<\/div>\n<div>Arabsiyo News<\/div>\n<div class=\"cb\"><\/div>\n<\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo(AN) waxa maanta magaalada Arabsiyo laga furay xarun cusub oo caafimaad taas oo dadka lagu dawayn doono dawo dhaqameed (Herbal) ,xaruntan oo lagu magaacaabo \u00a0SINAI HEBAL &amp;NEUTRATION CLINIC waxaana Xaruntan lagu daawayn doonaa dhamaan Xanuunada Guud ,goobtan ayaa noqonaysa mid ku cusub Deg Arabsiyo waxaana ka warbixyey Mulkiilaha Xaruntan cusub SINAI HEBAL Mrs Sinai waxaanay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":85,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-84","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1m","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=84"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=84"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=84"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=84"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}