{"id":8332,"date":"2015-03-31T19:38:12","date_gmt":"2015-03-31T19:38:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=8332"},"modified":"2015-03-31T19:38:12","modified_gmt":"2015-03-31T19:38:12","slug":"madaxwayne-siilaanyo-oo-xilka-qaadis-iyo-magacaabid-ku-sameeyey-safiiradii-dalalka-jabuuti-iyo-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/31\/madaxwayne-siilaanyo-oo-xilka-qaadis-iyo-magacaabid-ku-sameeyey-safiiradii-dalalka-jabuuti-iyo-kenya\/","title":{"rendered":"Madaxwayne Siilaanyo oo Xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey safiiradii dalalka Jabuuti iyo Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxwaynaha S\/land Axmed Siilaanyo ayaa\u00a0 xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey Safiirada dalalka Jabuuti iyo Kenya warsaxafadeed ka soo baxay Madaxtooyada S\/land oo soo gaadhay xafiiska wararka shabakada Arabsiyonews.com ayaa waxaa u dhignaa sida tan<!--more--><\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Date: &#8211; 31\/03\/2015<\/p>\n<p>WAR-SAXAAFADEED<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo<\/p>\n<p>waxa uu digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL\/M\/XERM\/249-3129\/032015 uu xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey wakiilada Somaliland u fadhiya Dalalka Kenya iyo Jabuuti.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu:-<\/p>\n<p>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (r) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p>Markuu Tixgeliyey:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Ahmiyadda Wakiiladda Somaliland u fadhiya dalalka dibaddu u leeyihiin dhismaha Qaranka;<\/p>\n<p>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In baahi loo qabo buuxinta jagada Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalalka Jabuuti &amp; Kenya;<\/p>\n<p>Markuu Ka Fiirsaday:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo;<\/p>\n<p>Markuu ku Qancay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In ay hanan karaan xilalkan loo magacaabay;<\/p>\n<p>Wuxuu go\u2019aansaday<\/p>\n<p>1.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In Mudane, Maxamed Warsame Cali Cigaal, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Jabuuti.<\/p>\n<p>2.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In Mudane, Cali Xuseen Ismaaciil Jirde, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Kenya.<\/p>\n<p>Ujeeddo:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Xil-ka Qaadis<\/p>\n<p>Ku:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Maxamuud Cabdilaahi Jaamac (Sifir),<\/p>\n<p>Wakiilkii Somaliland ee Hore ee dalka Kenya\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Nairobi<\/p>\n<p>Og:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah\u00a0\u00a0\u00a0 Hargeysa<\/p>\n<p>Mudane,<\/p>\n<p>Waxa aan aad kuugu mahadinayaa muddadii aynu wada shaqaynaynay. Xilalka Qaranka ayey dabcigeed tahay in ay meerto noqoto oo kolba cid hanan karta loo dhiibo.<\/p>\n<p>Sidaa darteed, waxaan gartay in aan kaa qaado xilka Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka Kenya.<\/p>\n<p>Haddaba, waxaan kaa rajaynayaa in si niyad sami ah aad ugu wareejiso xilka aad haysay Mudane, Cali Xuseen Ismaaciil Jirde, oo aan xilkaa isaga ah u magacaabay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, oo ay warqadani ogaysiin ugu socoto, la farayaa in uu labada masuul u kala wareejiyo xilka Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka Kenya.<\/p>\n<p>Ku:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Mudane, Maxamed Xirsi Qalinle,<\/p>\n<p>Wakiilkii Somaliland ee Hore ee dalka Jabuuti\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Jabuuti<\/p>\n<p>Og:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah\u00a0\u00a0\u00a0 Hargeysa<\/p>\n<p>Mudane<\/p>\n<p>waxaan gartay in aan kaa aqbalo codsigaagii ahaa warqada shaqo ka fadhiisinta ee xilka Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka Jabuuti.<\/p>\n<p>Haddaba, waxaan kaa rajaynayaa in si niyad sami ah aad ugu wareejiso xilka aad haysay Mudane, Maxamed Warsame Cali Cigaal, oo aan xilkaa isaga ah u magacaabay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, oo ay warqadani ogaysiin ugu socoto, la farayaa in uu labada masuul u kala wareejiyo xilka Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka Jabuuti.<\/p>\n<p>ALLAA MAHAD LEH<\/p>\n<p>Naasir Yuusuf Daahir<\/p>\n<p>Xoghayaha Xafiiska Saxaafada Madaxtooyada JSL.<\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">\n<p style=\"text-align: left;\">Arabsiyonews.com<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxwaynaha S\/land Axmed Siilaanyo ayaa\u00a0 xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey Safiirada dalalka Jabuuti iyo Kenya warsaxafadeed ka soo baxay Madaxtooyada S\/land oo soo gaadhay xafiiska wararka shabakada Arabsiyonews.com ayaa waxaa u dhignaa sida tan<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2518,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8332","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2ao","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8332","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8332"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8332\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8332"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8332"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8332"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}