{"id":8325,"date":"2015-03-30T21:28:06","date_gmt":"2015-03-30T21:28:06","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=8325"},"modified":"2015-03-30T21:28:06","modified_gmt":"2015-03-30T21:28:06","slug":"dameero-lagu-xardhay-xarfo-lagu-qoray-musuq-maasuqa-ay-ku-kacaan-madaxda-kenya-oo-nairobi-lagu-arkay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/30\/dameero-lagu-xardhay-xarfo-lagu-qoray-musuq-maasuqa-ay-ku-kacaan-madaxda-kenya-oo-nairobi-lagu-arkay\/","title":{"rendered":"Dameero Lagu Xardhay Xarfo Lagu Qoray Musuq-Maasuqa Ay Ku Kacaan Madaxda Kenya Oo Nairobi Lagu Arkay."},"content":{"rendered":"<p>Dameero Lagu Xardhay Xarfo Lagu Qoray Musuq-Maasuqa Ay Ku Kacaan Madaxda Kenya Oo Nairobi Lagu Arkay.<\/p>\n<p>Hargaysa(AN)Dameero iyo Dameer farowyo lagu muujinayo sida bulshada Kenya uga cabanayso Musuq-maasuq ay ku kacayaan Madaxda dawladdu ayaa lagu soo daayay Wadooyinka Magaalada Nairobi.1<br \/>\nIlaa 5 Dameero iyo dameer farowyo iskugu jira oo dusha rinji laga mariyay sidoo kalena lagu dul qoray hal ku dhigyo ay ka mid yihiin \u201cKenya waxaa qalajinaya Musuqmaasuq\u201d ayaa dawladda hoose ka ururisay Jidadka. Waxaa sidoo kale lagu xusay qoraalada inuu jiro tacadiyo haweenka ka dhan ah.<\/p>\n<p>Waxaa la rumaysan yahay in Ololeeyayaal Rayid ah oo bulshada u iftiimiya heerka Musuqmaasuqu ay sameeyaan arrintan, islamarkaana dareenka Bulshada ku muujiyeen Dameeraha.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/a1.jpg.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-8326\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/a1.jpg.png?resize=540%2C360\" alt=\"a1.jpg\" width=\"540\" height=\"360\" \/><\/a><\/p>\n<p>Saxaafadda Kenya, ayaa si weyn u baahisay Warbixinta Dameerahan iyadoo Bulshaduna baraha ay ku kulanto ku falanqaysay dhacdadan iyo sawirrada laga qaaday Dameeraha<br \/>\nsabtidii, Madaxwayne Uhuru Kenyatta wuxuu shaqada ka hakiyay afar xoghayayaal ka tirsan golaha wasiirada, ilaa inta uu socdo baadhitaan lagu samaynayo wax isdaba marin dhinaca maaliyadda ah.<br \/>\nArabsiyonews.com Office Gabiley somaliland<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dameero Lagu Xardhay Xarfo Lagu Qoray Musuq-Maasuqa Ay Ku Kacaan Madaxda Kenya Oo Nairobi Lagu Arkay. Hargaysa(AN)Dameero iyo Dameer farowyo lagu muujinayo sida bulshada Kenya uga cabanayso Musuq-maasuq ay ku kacayaan Madaxda dawladdu ayaa lagu soo daayay Wadooyinka Magaalada Nairobi.1 Ilaa 5 Dameero iyo dameer farowyo iskugu jira oo dusha rinji laga mariyay sidoo kalena [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8326,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8325","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-2ah","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8325","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8325"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8325\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8325"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8325"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8325"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}