{"id":832,"date":"2014-12-04T20:41:36","date_gmt":"2014-12-04T20:41:36","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=832"},"modified":"2014-12-04T20:41:36","modified_gmt":"2014-12-04T20:41:36","slug":"kastamka-lawyacado-oo-noqday-meel-madaxa-dadka-lagu-kala-iibsado","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/04\/kastamka-lawyacado-oo-noqday-meel-madaxa-dadka-lagu-kala-iibsado\/","title":{"rendered":"kastamka lawyacado oo noqday meel madaxa dadka lagu kala iibsado!"},"content":{"rendered":"<p>Lowyacado(AN)\u00a0magaalo xeebeedka lawyacado oo ka tirsan gobolka salal gaar ahaan dagmada saylac. ayaa waxa ka tagaagan dhibaato lagu hayo dadwaynaha ukala gooshaya soomaaliland iyo dalka djibuuti ee ayka dhaxayso wada dhalashadu iyadoo ayna hore ujiri jirin dhibaatadana uu kastamku ku hayo muwaadiniinta&#8217;dhankakale maamulka kastamka lawyacado ayaa war xogogaaloo ay shabakada arabsiyonews ka heshay shaqsiyaad dagan magaalada lawyacado.ay tibaaxayaan in maamulaha kastamkaas uu si badheedh ah bulshada iskaga kala goo shaysay xuduudaas uga qaado lacago aan wafaqsanayn habka cashur bixinta\u00a0<!--more--><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/sam_00091.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-465\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/sam_00091.jpg?resize=320%2C240\" alt=\"sam_0009[1]\" width=\"320\" height=\"240\" \/><\/a><\/p>\n<p>sidoo kale ilo wareedyadani waxay intaas ku darayaan in uu maamulaha kastamka \u00a0lowyacado uu qaatay shaqaale sadex ah oo habayaraate aanay Wasaaarada Maaliyadu \u00a0anaay ka warhayn sadexdan qof ayaa sida ilahani sheegayaan ay yihiin qaar isku hayb ah Maamulahan ,ku waas oo ufududeeya hawlaha cashuuraha qayru sharciga ah ee umada uuu duldhigay iyagoona si toos ah mushaharaadka uga qaata<\/p>\n<p>dhacadan ayaa ka hor imanaaysa\u00a0ka hor imanaysa maamul wanaaga ay ku faanayso xukuumada soomaaaliland iyo kawar hayn la&#8217;aanta wasaarada maaliyada soomaaliland taasoo bayaamisay odoroskii misaaniyad sanadeeka 2015 taasoo ayku sheegeen inay cashuur dhaaf badan ay samaysay wasaarada maaliyadu.hadaba waxa iswaydiin mudan maxay daarantahay cashuurtan aan sharciga waafaqsanayn ee lagu qaadayo kastamka lawyacado.<\/p>\n<p>maxayse wasaarada maaliyadu wax uga qaban laaday dhibkan lagu hayo muwaadiniinta xaqa uleh inay sodaalaan&#8217;xaqiiqada arintan ayaa umuuqata midlooga danleeyahay sidii ay dhalintu uga yaaci lahaayeen dalka ama ay badaha ugu haligmi lahaayeen. iydoo inbadan arintan laga qayliyey&#8217;waxna laga qaban ilaa ay gaadhay inay bilo ku xanibanyihiin muwaadiniin danyara.oo tahli kari waayay lacago ku dhaw 50 $ oo lawyacado laga doonayo<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>muuse xuseen xasan<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Lowyacado(AN)\u00a0magaalo xeebeedka lawyacado oo ka tirsan gobolka salal gaar ahaan dagmada saylac. ayaa waxa ka tagaagan dhibaato lagu hayo dadwaynaha ukala gooshaya soomaaliland iyo dalka djibuuti ee ayka dhaxayso wada dhalashadu iyadoo ayna hore ujiri jirin dhibaatadana uu kastamku ku hayo muwaadiniinta&#8217;dhankakale maamulka kastamka lawyacado ayaa war xogogaaloo ay shabakada arabsiyonews ka heshay shaqsiyaad dagan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":465,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-832","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dq","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/832","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=832"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/832\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=832"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=832"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=832"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}