{"id":8304,"date":"2015-03-30T19:16:38","date_gmt":"2015-03-30T19:16:38","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=8304"},"modified":"2015-03-30T19:16:38","modified_gmt":"2015-03-30T19:16:38","slug":"shacabka-degmada-go-da-wayn-oo-ka-hadlay-maamulka-gobalka-saaxil-oo-xanibay-diwan-galintii-ka-socotay-degmadaasi-eedayna-usoo-jediyay-badhisabka-saaxil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/30\/shacabka-degmada-go-da-wayn-oo-ka-hadlay-maamulka-gobalka-saaxil-oo-xanibay-diwan-galintii-ka-socotay-degmadaasi-eedayna-usoo-jediyay-badhisabka-saaxil\/","title":{"rendered":"Shacabka Degmada Go-da Wayn Oo ka Hadlay Maamulka Gobalka Saaxil Oo Xanibay Diwan-Galintii ka Socotay Degmadaasi + Eedayna Usoo Jediyay Badhisabka Saaxil"},"content":{"rendered":"<p>Cuqaal iyo Waxgarad la soo Xidhidhay Shabakadda Caalamiga ah Arabsiyonews ayaa Baaq Dheer u Diray Xukumada Somaliland Gaar ahaana Wasaradda Arrimaha Gudaha Oo<\/p>\n<p>Burco (AN) Dadwaynaha ku Nool Degmada Go-da Wayn Ee Xaruunta Gobalka Saaxil ayaa Cabasho Xoog leh ka Muujiyay Maamulka Gobalka Saaxil Oo ay Shegeen inay si Cad isu Hor-Tageen Diwan-Galintii Madaniga ahayd Ee ka Socotay Degmadaasi. Cuqaal iyo Waxgarad la soo Xidhidhay Shabakadda Caalamiga ah Arabsiyonews ayaa Baaq Dheer u Diray Xukumada Somaliland Gaar ahaana Wasaradda Arrimaha Gudaha Oo ay ka Dalbadeen inay Soo Faro-Galiso Cadiid Ba-an Oo ay Tilmameen inay Maamulka Gobalka Saaxil ku Hayaan Degmada Go-da Wayn,<br \/>\nCaaqil Haybe Maxamed ismaaciil Oo ugu horaynba ka Hadlaya Arrimahaasi ayaa Waxa ka Mid ahaa hadalidisii Sida Tan<\/p>\n<p>\u201c Anigoo ah Caaqil Haybe Maxamed ismaaciil Waxaan Hada ku Suganahay Degmada Go-da Wayn Waxaan Jecelahay inaan ka Hadlo Diwaan galintii Madaniga<br \/>\nahayd Oo Gabi-ahaanba ka istagtay Degmada Go-da Wayn,Hadii Aan inyar ka idhaahdo Sababta ay Diiwan Galintu uga istagtay Degmada Go-da Wayn,Waxa Dhacday in Markii horre Mashiin la Socday Diwaan-Galinta Uu Xumaday Markii Lagu Shaqayay Mudo Kooban Oo Maalmo ah ka Dib Dadkii Degaanka Go-da Wayn ayaa Tashaday Waxaanay Go-aan ku Gadheen inay Diiwan-galinta u shidaan Mashiin ay Leyihiin Dadka Degaanku,ka Dib Markii ayaa isaguna Xumaday,Waxa Badhisabka Gobalka Saaxil Fahmi Bidaar u Tagay Gudomiyaha Degmada Go-da Wayn,Cuqaal iyo Waxgarad la Socda Waxaanay u Shegeen Sida ay Wax u Dhaceen,Badhisabka Saaxil Waxa Uu Hadal Cad Yidhi anagu Ma Gaynayno Degmada Go-da Wayn Mashiin Ee ordoo Diiwan-Galinta iska Soo Xidha,Mashiinka idinka Xumaday anagu Mashiin Cusub idin Siin Maynee,Waxaanu u aragnaa inuu Badhisabka Saaxil Doonayo inaan Shacabka Degmada Go-da Wayne Aanay isdiiwan-galinin Sababtuna Way Cadahay,Waxaan ugu baqaynaa Xukumada Somaliland Gaar ahaana Wasaradda Arrimaha Gudaha inay Talaabo Cad ka Qaado Badhisabka Saaxil Oo Curyaaminaya Shaqadii Wasarada Arrimaha Gudaha,Anagu Diyaar ayaanu u Nahay in Aanu isdiwan-galino Lakiin Maamulkii Gobalka Saaxil ayaa Hor Taagan,Dadwaynaha Reer Go-da Wayn Waxay Donayaan inay isdiwan-galiyaan ilaa Hadana ma Hayaan Meel ay iska Diwaan-Galiyaan\u201d ayuu Yidhi Caaqil Haybe Maxamed<\/p>\n<p>Cabdifataax Muuse Cilmi Oo isaguna ka Mid ah Dadwaynaha Degan Gudaha Degmada Go-da Wayn ayaa Dhankisa Tilmaamay inay Maamulka Gobalka Saaxil ay Dhagaha ka Furaysteen Cabashada ka soo Yeedhaysa Dadwaynaha Degaankaasi,<\/p>\n<p>Waxaana ka Mid ahaa Hadalidisii Sida Tan \u201c Waxaanu Marar Kale Duwan Safar ku Tagnay Xafiiska Badhisabka Berbera Waxaanu u Shegnay Dhibatada Haysata Diwan-Galintii ka Socotay Degmada go-da Wayn Waxaanu Badhisabku Markastaba Uu Nagu Lahaa Waanu Dhamaynaynaa Lakiin Markii Ugu Danbaysa Waxa Uu Nagu Yidhi Afcad Anagu Mashiin Gaynmayno Go-da Wayn Diwaan-Galintiinana Anagu Dan Kama Lihin,Markaas Waxaanu u aragnaa anagu inuu Badhisabka Saaxil Fahmi Bidaar Uu Colaad Gaar ah u Qabo Shacabka Degmada Go-da Wayn,Waxaan ugu Baqayaa Xukumada inay Talaabo Degdeg ah ka Qaado arinkan Qalabka ka Dhimana ay usoo Dhamayso Degmada Go-da Wayn\u201d ayuu Yidhi Cabdifataax<\/p>\n<p>Ugu Danbayntii Dhawaqani ka soo Yeedhaya Cuqaasha iyo Waxgaradka Degmada Go-da Wayn ayaa ku Soo Beegmaysa Wakhti ay Eedaymo Baladhan Loo Soo Jeedinayo Badhisabka Gobalka Saaxil.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com Office Gabiley somaliland<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cuqaal iyo Waxgarad la soo Xidhidhay Shabakadda Caalamiga ah Arabsiyonews ayaa Baaq Dheer u Diray Xukumada Somaliland Gaar ahaana Wasaradda Arrimaha Gudaha Oo Burco (AN) Dadwaynaha ku Nool Degmada Go-da Wayn Ee Xaruunta Gobalka Saaxil ayaa Cabasho Xoog leh ka Muujiyay Maamulka Gobalka Saaxil Oo ay Shegeen inay si Cad isu Hor-Tageen Diwan-Galintii Madaniga ahayd [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8305,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8304","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-29W","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8304","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8304"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8304\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8304"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8304"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8304"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}