{"id":8291,"date":"2015-03-30T14:33:18","date_gmt":"2015-03-30T14:33:18","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=8291"},"modified":"2015-03-30T14:33:18","modified_gmt":"2015-03-30T14:33:18","slug":"xildhibaan-miigane-oo-ka-tirsanaa-barlamaanka-sland-oo-ku-geeriyooday-boorama","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/30\/xildhibaan-miigane-oo-ka-tirsanaa-barlamaanka-sland-oo-ku-geeriyooday-boorama\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Miigane oo ka tirsanaa Barlamaanka S\/land oo ku geeriyooday Boorama"},"content":{"rendered":"<p>Boorama(AN)Alle ha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Barkhad Miigane, oo ka tirsnaaa Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ku geeriyooday Magaalada Boorama. Xildhibaanka ayaa sidoo kale ahaa Bare aqoonta Jaamacaddaha kaalin mugleh ka soo qaatay.<!--more--><\/p>\n<p>Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland, , Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa tilmaamay shaqsiyadda Marxuumka Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi raajicuun:<br \/>\nAllaah ha u naxariisto Marxuum Xildhibaan Prof. Xil Mohamed Barkhad Miigane, oo hadda ku geeryooday Magaalad Boorama.<br \/>\nMarxuumku wuxuu ahaa Xildhibaan Qaali ah oo waxbadan kasoo qaybqaatay dhismaha Wadankan &amp; Haykalka dawladnimo, sidoo kale wuxuu ahaa Professor &amp; Bare-sare oo kasoo qayb-qaatay Waxbarashada Jaamacada Somaliland.\u201d\u00a0 Ayuu yidhi Gudoomiye Cirro.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Wakiilada ayaa Ehelka iyo guud ahaan shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyay geerida Marxuumka\u201cEhelkiisii, Qaraabadiisii, Asxaabtiisii, Ardaydiisii iyo Golaha Wakiilada &amp; dhamaan Shacabka Somalilandba Ilaahay Samir &amp; Iimaan haka siiyo, Marxuumkana Illaahay ha siiyo Dembi-dhaaf &amp; Janatul-firdowsa. Aamiin.Aamiin\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boorama(AN)Alle ha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Barkhad Miigane, oo ka tirsnaaa Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ku geeriyooday Magaalada Boorama. Xildhibaanka ayaa sidoo kale ahaa Bare aqoonta Jaamacaddaha kaalin mugleh ka soo qaatay.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8291","post","type-post","status-publish","format-standard","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-29J","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8291","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8291"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8291\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8291"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8291"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8291"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}