{"id":8282,"date":"2015-03-29T10:04:22","date_gmt":"2015-03-29T10:04:22","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=8282"},"modified":"2015-03-29T10:04:22","modified_gmt":"2015-03-29T10:04:22","slug":"codbixinta-doorashada-guud-ee-nigeria-oo-maalintii-labaad-gashay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/29\/codbixinta-doorashada-guud-ee-nigeria-oo-maalintii-labaad-gashay\/","title":{"rendered":"Codbixinta doorashada guud ee Nigeria Oo maalintii labaad gashay"},"content":{"rendered":"<p>Logos(AN)Codbixinta doorashada guud ee Nigeria ayaa maalintii labaad waxa ay ka sii socon doonta qaybo ka mid ah dalkaasi, maadaama ay shalay oo Sabti ahayd ay soo bexeen dhibaatooyin farsamo.<!--more--><\/p>\n<p>Waxaa arrinta kaga sii daray meelaha qaar oo qalabki loogu talagay inuu akhriyo kaararka codbixinta si wanaagsan u shaqeyn waayay.<\/p>\n<p>Hasayeeshee deegaano kale ayaa malaayiin qof oo Nigerian ah waxa ay codkooda ku dhiibteen si guul ah.<\/p>\n<p>Sarkaal ka tirsan guddiga doorashada ayaa BBC u sheegay in dib u dhaca doorashadu aanay ahayn \u2018arrin ku baahsan dalka oo dhan\u2019\u2019.<\/p>\n<p>Cilado dhinaca farsamada ah iyo qalabkii elektarooniga oo shaqeyn waayay ayaa waxa uu sababay in meelaha qaar wakhti dambe ay billaabato codbixinta.<\/p>\n<p>Madaxweynaha xilka haya Goodluck Jonathan ayaa waxa uu wajahayaa Jen. Mahammadu Buhari oo ugu cad-cad musharaxiinta xisbiyadda mucaaradka .<\/p>\n<p>Doorashadan waxa la tilmaamayaa in ay tahay tii ugu loolanka adkayd tan iyo wixii ka dambeeyey 1999-kii oo ay Nigeria u gudubtay nidaamka dimoquraadiyadda.<\/p>\n<p>Natiijada kama dambaysta ah waxa la filayaa wixii ka dambeeya isniinta<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Logos(AN)Codbixinta doorashada guud ee Nigeria ayaa maalintii labaad waxa ay ka sii socon doonta qaybo ka mid ah dalkaasi, maadaama ay shalay oo Sabti ahayd ay soo bexeen dhibaatooyin farsamo.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8283,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8282","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-29A","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8282","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8282"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8282\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8282"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8282"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8282"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}