{"id":828,"date":"2014-12-04T17:33:30","date_gmt":"2014-12-04T17:33:30","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=828"},"modified":"2014-12-04T17:33:30","modified_gmt":"2014-12-04T17:33:30","slug":"diyaarad-dagaal-oo-ciidamada-kenya-leeyihiin-ayaa-kismaayo-ku-burburtey-december-4-2014","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/04\/diyaarad-dagaal-oo-ciidamada-kenya-leeyihiin-ayaa-kismaayo-ku-burburtey-december-4-2014\/","title":{"rendered":"Diyaarad dagaal oo ciidamada Kenya leeyihiin ayaa Kismaayo ku burburtey DECEMBER 4, 2014"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada difaaca dalka Kenya ayaa xaqiijiyey in mid kamid ah diyaaradahooda dagaalku ay ku burburtey hawada magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose.<\/p>\n<p>Warka ka soo abxay ciidanka Kenya ayaa lagu sheegey in diyaaraddu ka soo laabatey degmada Jamaame ee Jubada Dhexe halkaas oo ay duqeyn u geystatey ururka al-Shabaab, soo laabashadii diyaaradda ayey ku timid cilad farsasmo ayaa lagu yiri warka ay soosaareen KDF.<br \/>\nWarbiainxta KDF laguma sheegin khasaaraha ka dhashey burburka diyaaradda inta uu le\u2019eg yahay iyo askarta ku dhimatey.<\/p>\n<p>Al-shabaab oo sheegtey<\/p>\n<p>Dhanka kale ururka al-Shabaab ayaa sheegtey in ay soo rideen diyaarad dagaal oo dalka Kenya laga lee yahay, waxaana ay sheegeen in ay ku soo rideen meel u jirta Kismaayo 50km.<\/p>\n<p>Weerarka diyaaradaha Kenya dib ugu qaadeen gobolada Jubada Dhexe iyo Gedo ayaa imaanaya kadib markii koox ka tirsan ururka al-Shabaab ay 36 qof ku dileen duleedka Mandheera maalin kahor, waxaana madaxweynaha Kenya ku dhaqaawey in ay la dagaalami doonaan argagixisada.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nMuqdisho oofice<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada difaaca dalka Kenya ayaa xaqiijiyey in mid kamid ah diyaaradahooda dagaalku ay ku burburtey hawada magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose. Warka ka soo abxay ciidanka Kenya ayaa lagu sheegey in diyaaraddu ka soo laabatey degmada Jamaame ee Jubada Dhexe halkaas oo ay duqeyn u geystatey ururka al-Shabaab, soo laabashadii diyaaradda ayey ku timid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":829,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-828","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dm","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/828","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=828"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/828\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=828"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=828"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=828"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}