{"id":8258,"date":"2015-03-29T13:58:18","date_gmt":"2015-03-29T13:58:18","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=8258"},"modified":"2015-03-29T13:58:18","modified_gmt":"2015-03-29T13:58:18","slug":"shirwaynihii-garabka-haweenka-ee-xisbiga-wadani-oo-lagu-doortay-hogaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/29\/shirwaynihii-garabka-haweenka-ee-xisbiga-wadani-oo-lagu-doortay-hogaan\/","title":{"rendered":"Shirwaynihii garabka haweenka ee Xisbiga Wadani oo lagu doortay hogaan cusub"},"content":{"rendered":"<p class=\"ecxMsoNormal\">Hargeysa(AN):-Shirweynahii koowaad ee garabka haweenka heer qaran ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, oo illaa saaka ka socday hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa si rasmi ah hada loogu doortay guddoomiyaha, guddoomiye ku xigeeno iyo hogaanka garabka haweenka heer qaran ee xisbiga Waddani.<!--more--><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Madashan oo uu goob joog ka ahaa guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro), hogaanka xisbiga, ergooyinka garabka haweenka ee ka kala socday gobalada dalka iyo marti sharaf kale oo aad u tira badan.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Waxaan ka dib codayn gacan taag ah si rasmi ah loogu doortay guddoomiyaha garabka haweenka heer qaran ee xisbiga Waddani Marwo:Ifraax Cumar Xasan oo ka socotay ergooyinka ka yimi gobalka Hawd, halka guddoomiye ku xigeenka koowaad-na loogu doortay Marwo:Foosiya Kayse Faarax oo iyaduna sida oo kale ka socotay gobalka Sool, waxaa sida oo kale halkaasi lagu doortay guddoomiye ku xigeenka Labaad ee garabka haweenka xisbiga Waddani Marwo:Safiya Cumar Xasan oo ka socotay gobalka Maroodi-jeex, kana soo jeeda beelaha la hayb sooco ee Gabooye.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Shirweynahan koowaad ee garabka haweenka heer qaran ee xisbiga Waddani, waxaa sida oo kale lagu doortay hogaanka garabkaasi, waxaana ay kala ahaayeen xubnaha halkaasi lagu doortay.<\/p>\n<p class=\"\">\u00fc\u00a0 Hogaanka Maaliyada oo loo doortay Saynab aw-Cilmi Maxamed kana soo jeeda gobalka Awdal.<\/p>\n<p class=\"\">\u00fc\u00a0 Hogaanka Waxbarashada oo loo doortay Deeqa Dhamac Cabdilaahi kana soo jeeda gobalka Maroodi-jeex.<\/p>\n<p class=\"\">\u00fc\u00a0 Hogaanka Qorsheynta oo loo doortay Muxubo Maxamed Axmed oo iyaduna ka soo jeeda gobalka Sanaag.<\/p>\n<p class=\"\">\u00fc\u00a0 Hogaanka abaabulka iyo wacyi-gelinta Faadumo Aadan Cawad oo ka soo jeeda gobalka Maroodi-jeex.<\/p>\n<p class=\"\">\u00fc\u00a0 Hogaanka Laamaha dibedda Nasra Ismaaciil Maxamed oo ka soo jeeda gobalka Togdheer.<\/p>\n<p class=\"\">\u00fc\u00a0 Hogaanka xidhiidhka gobalada iyo degmooyinka Aamina Maxamed Xirsir oo iyaduna ka soo jeeda gobalka Togdheer.<\/p>\n<p class=\"\">\u00fc\u00a0 Hogaanka cadaalada oo loo doortay Mushtaaq Ibraahim Nuur oo ka soo jeeda gobalka Maroodi-jeex.<\/p>\n<p class=\"\">\u00fc\u00a0 Hogaanka xuquuqul insaanka oo loo doortay Nimco Cabdi aw-Cali, kana soo jeeda gobalka Maroodi-jeex.<\/p>\n<p class=\"\">\u00fc\u00a0 Hogaanka arrimaha bulshada oo loo doortay Caasha Maxamed Dege, kana soo jeeda gobalka Saaxil.<\/p>\n<p class=\"\">\u00fc\u00a0 Xoghayaha garabka haweenka ee heer\u00a0 qaran oo iyadana loo doortay\u00a0 Maryan Maxamuud Dirir oo ka soo jeeda gobalka Sanaag.<\/p>\n<p class=\"\">\u00fc\u00a0 Xoghaye ku xigeenka garabka haweenka heer qaran Idil Cabdilaahi Giire oo ka soo jeeda gobalka Salel.<\/p>\n<p class=\"\">\u00fc\u00a0 Afhayeenka garabka haweenka heer qaran ee xisbiga Waddani oo iyadana loo doortay Amaal Yuusuf Cabdilaahi, oo ka soo jeeda degmada Salaxlay.<\/p>\n<p class=\"\">\u00fc\u00a0 Lacaghaye oo iyadana loo doortay Amran Xaashi Cabdi oo ka soo jeeda gobalka Maroodi-jeex.<\/p>\n<p class=\"\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/DSC06981.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-8259\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/DSC06981.jpg?resize=640%2C480\" alt=\"???????????????????????????????\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/DSC07309.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-8260\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/DSC07309.jpg?resize=640%2C480\" alt=\"???????????????????????????????\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/DSC07305.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-8261\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/DSC07305.jpg?resize=640%2C480\" alt=\"???????????????????????????????\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/DSC07307.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-8262\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/DSC07307.jpg?resize=640%2C480\" alt=\"???????????????????????????????\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"\">Arabsiyonews.com<\/p>\n<p class=\"\">Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN):-Shirweynahii koowaad ee garabka haweenka heer qaran ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, oo illaa saaka ka socday hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa si rasmi ah hada loogu doortay guddoomiyaha, guddoomiye ku xigeeno iyo hogaanka garabka haweenka heer qaran ee xisbiga Waddani.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8260,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8258","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-29c","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8258","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8258"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8258\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8258"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8258"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8258"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}