{"id":82,"date":"2014-11-12T06:45:36","date_gmt":"2014-11-12T06:45:36","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=82"},"modified":"2014-11-12T06:45:36","modified_gmt":"2014-11-12T06:45:36","slug":"mucaarid-waxaan-leeyahay-xukuumada-oo-kaliya-masuuliyadi-kama-saarna-idinkana-masuuliyad-ayaa-idinka-saran-dalkana-ka-daaya-qalalaasaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/11\/12\/mucaarid-waxaan-leeyahay-xukuumada-oo-kaliya-masuuliyadi-kama-saarna-idinkana-masuuliyad-ayaa-idinka-saran-dalkana-ka-daaya-qalalaasaha\/","title":{"rendered":"Mucaarid Waxaan Leeyahay, Xukuumada Oo Kaliya Masuuliyadi Kama Saarna Idinkana Masuuliyad Ayaa Idinka Saran Dalkana Ka Daaya Qalalaasaha"},"content":{"rendered":"<p class=\"ecxMsoNormal\" style=\"text-align: left;\" align=\"center\">Waxaan halkan salaam qiimo badan uga soo jeedinayaa dhamaan warbaahinada kala duwan kuwa dibada iyo kuwa localkaba salaam ka dib.Waxaa maalmahan danbe ay mucaaridku ka bixilaayihiiin\u00a0\u00a0ama ay siyaasadoodii ay iskugu soo biyo shubatahay,waayaaabe ma siyaasadii iyo hadaladii micno darada ahayd ayaa ka dhamaatahay ee ahayd hebal ayaa guri laga iibiyay iyo habel ayaa la xidhay .<span id=\"more-5492\"><\/span><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" style=\"text-align: left;\">Qofka xilka haya ama ay masuuliyadi saran tahay, maaha in uu waxii maskaxdiisa ku soo dhacaba in uu soo mariyo afka waxaan leenahay mucaarid hadalada aad ku hadlaysaan maskaxda soo mariyo oo iga soo editing (idhitingareeya).<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" style=\"text-align: left;\">Waa yaabe mucaaradku malaha siyaasadiisu ma dhaafsisana hebal ayaa\u00a0\u00a0\u00a0meel laga hor istaagay iyo heblaayaa la xidhay, ma waxaad leedihiin qalalaase ayaan wax ku helaynaa, inta aad\u00a0\u00a0hadalda xanafta\u00a0\u00a0leh aad tuuraysaan, waxba inoo hagaagimaayaane dalka aan ilaashano .<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" style=\"text-align: left;\">Mucaarid\u00a0\u00a0xukumadu si sharci ah ayay ku timid si sharci ahna way ku banaynaysaa kursiga , balse waxaan leeyahay siyaasiyiinta habeenkii ka caytamaya ama hadalo been abuur ah\u00a0\u00a0sheegaya waxaan leeyahay idinkuba maalin ayaad fadhiisan doontaa kursigee wax la hadha.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" style=\"text-align: left;\">Ugu danbayntii mucaarad, maha aha in aad kaliya ku mashquushid\u00a0\u00a0arrimo micno daro ah , hadii uu qaranka qof danbi ka galo oo la mariyo sharciga waxaad leedihiin, xukumadu yaanay xidhin\u00a0\u00a0sharciga waa loo wada siman yahay mucaarid markaa dalka hormarkiisa aan ka da shaqayno , qalalaashahana haynu yareeno aad wadaaan, xukumadan waa xukumadii horumarka e aynu la wada shaqayno bariba mucaarid adigan waa lagula shaqayn hadii aad xilka qabato .<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" style=\"text-align: left;\" align=\"center\"><b>ALLAA MAHAD LEH<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" style=\"text-align: left;\">Kamiila Abdi<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" style=\"text-align: left;\">kamiila.nuura@gmail.com<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" style=\"text-align: left;\"><b>Sweden\u00a0<\/b><b>Stockholm<\/b><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaan halkan salaam qiimo badan uga soo jeedinayaa dhamaan warbaahinada kala duwan kuwa dibada iyo kuwa localkaba salaam ka dib.Waxaa maalmahan danbe ay mucaaridku ka bixilaayihiiin\u00a0\u00a0ama ay siyaasadoodii ay iskugu soo biyo shubatahay,waayaaabe ma siyaasadii iyo hadaladii micno darada ahayd ayaa ka dhamaatahay ee ahayd hebal ayaa guri laga iibiyay iyo habel ayaa la xidhay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-82","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-arimaha-bulshada"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1k","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/82","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=82"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/82\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=82"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=82"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=82"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}