{"id":814,"date":"2014-12-04T16:08:06","date_gmt":"2014-12-04T16:08:06","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=814"},"modified":"2014-12-04T16:08:06","modified_gmt":"2014-12-04T16:08:06","slug":"muqdisho-laba-askeri-iyo-hal-qof-oo-al-shabaab-ah-ayaa-goob-fagaare-ah-lagu-toogtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/04\/muqdisho-laba-askeri-iyo-hal-qof-oo-al-shabaab-ah-ayaa-goob-fagaare-ah-lagu-toogtey\/","title":{"rendered":"Muqdisho: Laba askeri iyo hal qof oo al-Shabaab ah ayaa goob fagaare ah lagu toogtey"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa Khamiista maanta ah dil toogasho ah ku fulisey saddex qof oo horey Maxkamaddu u xukuntey.<\/p>\n<p>Saddexda qof ee goobta fagaaraha ah lagu toogtey ayaa labo kamid ah ay ka tirsanaayeen ciidanka halka qofka kale lagu sheegey in uu xubin ka ahaa ururka al-Shabaab.<\/p>\n<p>Qofka ka tirsanaa al-Shabaab oo magiciisa lagu sheegay Ibraahim Cabdulaahi Cali ayaa la sheegey in uu diley filim qaade Zakariye maxamed Maxamuud.<\/p>\n<p>Labada askeri ee iyagana dilka lagu fuliyey ayaa horey u diley labo muwaadin oo lagu kala magacaabo Maxamuud Xasan Maxamed, Axmed Cabdiraxmaan Shariif.<\/p>\n<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa dilal badan oo toogasho ah sanadkan fulisey, waxaana hay\u2019adaha xuquuda aadanuhu ku eedeeyeen in dilal badan oo la fuliyey aan loo marin sifo sharci ah.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nMuqdisho oofice<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa Khamiista maanta ah dil toogasho ah ku fulisey saddex qof oo horey Maxkamaddu u xukuntey. Saddexda qof ee goobta fagaaraha ah lagu toogtey ayaa labo kamid ah ay ka tirsanaayeen ciidanka halka qofka kale lagu sheegey in uu xubin ka ahaa ururka al-Shabaab. Qofka ka tirsanaa al-Shabaab oo magiciisa lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":815,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-814","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-d8","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/814","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=814"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/814\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=814"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=814"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=814"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}