{"id":8112,"date":"2015-03-25T20:54:25","date_gmt":"2015-03-25T20:54:25","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=8112"},"modified":"2015-03-25T20:54:25","modified_gmt":"2015-03-25T20:54:25","slug":"mucaaridku-baryahan-waxaa-ay-wadeen-buhu-bahaa-iyo-hadal-aan-tudhaalo-laheyn-doc-faruurkooduna-dalkan-waxba-yeeli-maayo-afhayeenka-madaxtooyada-dhuxul","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/25\/mucaaridku-baryahan-waxaa-ay-wadeen-buhu-bahaa-iyo-hadal-aan-tudhaalo-laheyn-doc-faruurkooduna-dalkan-waxba-yeeli-maayo-afhayeenka-madaxtooyada-dhuxul\/","title":{"rendered":"Mucaaridku Baryahan Waxaa Ay Wadeen Buhu-Bahaa Iyo Hadal Aan Tudhaalo Laheyn Doc-Faruurkooduna Dalkan Waxba Yeeli Maayo ..Afhayeenka Madaxtooyada Dhuxul"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleeban Dhuxul Oo Maanta Waraysi Gaar Ah Siiyey Shabakada Wararka Ee Hadhwanaagnews Ayaa Waxaa Uu Ka Hadlay Hadalada Ka Soo yeedhaya Asxaabta Mucaaridka Ee Ku Waajahan Muddo Xileedka Xukuuumada Oo Gabaabsi Ah<\/p>\n<p>Waxaa Uu SHeegay Afhayeenku In Hadlada Mucaaridka Ka Soo Yeedhayaa Ay Yahiin Qaar Aan Ka Fiirsi Laheyn Isla Markaana Dawladni Jiri Doonto Marka La Gaadho 26 Juune Wax Kastana Ay Mari Doono Sidii Sharciga Ahayed Waxaana UU Yidhi \u201c Mucaaridku Baryahan Waxaa Ay Wadeen Buh Bah Iyo Hadal Aan Tudhaalo Laheyn Oo Aan Ka Fiirsi Laheyn Runtii Somaliland Way Jiraysaa Wayna Jiri Doontaa 26 Junne Dawladu Way Shaqeyn Doonta Oo<\/p>\n<p>Dawladan Shicib Baa Soo Doortay Wax Kastaana Halkii Sharciga Aheyd Bay Mari Doonan Oo Haa\u2019yadihii Sharciga U Lahaa Baa Shaqadoodii Ka Gudan Doona Kuwaasna Ka Go,aan Gaadhi Doona\u201d .<\/p>\n<p>Go,aankuna Ma Aha Mid Ugub Ah Oo Iminka Inoo Bilaabmaya Ama Wax Iminka Inala Kulmay Hore Ayuu Qarankani Ugu Soo Dhaqmay Marxalad Kastaa Marka Ay Timaado Talaabadeeda Ayaa La Qaada Oo Qaran Baynu Nahay Oo Haa\u2019yado Dhisan Oo Hawlahaasi Qaadaya Ayaa Jira.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Isaga Oo Hadalkiisi Sii Wata Ayaa Waxaa Uu Ku Sii Daray \u201c Mucaaridka Waxaana Leenahay Hadii Arimaha Dibada Ay Wax Ka Sheegen Arimaha Dibada Ee Somaliland Waa La Ogyahay Xaladood Iyo Heerka Ay Marayaan Markaa Dalkani Maanta Uma Baahna Hantaaqo Marxalada La Maraayo Iyo Wada Hadladii Somaliya Halkii Ay Ku Danbeeyeen Iyo Taladeeda Danbe Wax Laga Yeelaayo Mid Nimo Ayeynu Kaga Gudbi Karnaa Lakiin Doc Faruurka Mucaaridku Dalkan Waxba Yeeli Maayo \u201c Ayuu Ku Soo Koobay Hadalkiisi Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleeban Dhuxul .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleeban Dhuxul Oo Maanta Waraysi Gaar Ah Siiyey Shabakada Wararka Ee Hadhwanaagnews Ayaa Waxaa Uu Ka Hadlay Hadalada Ka Soo yeedhaya Asxaabta Mucaaridka Ee Ku Waajahan Muddo Xileedka Xukuuumada Oo Gabaabsi Ah Waxaa Uu SHeegay Afhayeenku In Hadlada Mucaaridka Ka Soo Yeedhayaa Ay Yahiin Qaar Aan Ka Fiirsi Laheyn Isla Markaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8113,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8112","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-26Q","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8112","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8112"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8112\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8112"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8112"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8112"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}