{"id":8092,"date":"2015-03-24T20:44:48","date_gmt":"2015-03-24T20:44:48","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=8092"},"modified":"2015-03-24T20:44:48","modified_gmt":"2015-03-24T20:44:48","slug":"tahriibeyaal-ethiopian-ah-oo-la-qab-qabtay-iyo-taliyaha-gobolka-ee-laanta-socdaalka-oo-ka-hadlay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/24\/tahriibeyaal-ethiopian-ah-oo-la-qab-qabtay-iyo-taliyaha-gobolka-ee-laanta-socdaalka-oo-ka-hadlay\/","title":{"rendered":"Tahriibeyaal Ethiopian Ah Oo La Qab-Qabtay Iyo Taliyaha Gobolka Ee Laanta Socdaalka Oo Ka Hadlay"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Taliyaha Laanta Socdaalka Ee Gobolka Maroodi Jeex Laba Xidig leh Jaamac Maxamed Warsame ayaa ka hadlay Tahriibayaal Lagu qabtay Gaadhi Dhayne Ah oo Ay ka Soo Raceen Degmada Wajaale.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Taliyahu in Ciidanku ka shakiyeen Gaadhigan Oo Shiraaq Lagu Soo xidhay,Ka Dibna Baadhis Dabadeed La ogaaday inuu Sido Tahriibayaal Itoobiyan Ah.<br \/>\nTirada Tahriibayaashan itoobiyaanka ah ayaa dhan 17 Qof oo Mid ka mid Ahi tahay Haween,waxaana ay ku socdeen Magaalada Bosaaso oo ka tirsan Maamul Goboleed Puntland Si Ay doonyo uga Raceen,uguna Galaan Dalka Yaman.<\/p>\n<p>Sidoo kale taliyahu waxa uu iftiimiyay isaga oo u mahad Naqaya Ciidanka<br \/>\nBooliska ee Gacanta ku soo Dhigay Tahriibayaan In gaadhiga Siday Sharciga La hor Gayn Doono waxaana uu hadalkiisa ku Bilaay.<\/p>\n<p>\u201cDadkani waa dad itoobiyaan ah kana yimid dalka itoobiya,una Tahriiba Dalka carabaha,inagana Somaliland ahaan way ina Dhex Maraan waxaana ay inoo dhafaan Bosaaso Halkaas ayay ka tahriibaan oo ka racaan doonyo waxa ayna Galaan yaman Iyana way ka siibaxaan waxaana ay gadhaan sacuudiga,Dad meelo kali ah ku koobana Maaha waa dad baahsan oo dhamaan xuduudaha kawada talaabaya.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/k127.jpg.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-8093\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/k127.jpg-300x169.png?resize=657%2C370\" alt=\"k1(27).jpg\" width=\"657\" height=\"370\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/k222.jpg.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-8094\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/k222.jpg-300x169.png?resize=655%2C369\" alt=\"k2(22).jpg\" width=\"655\" height=\"369\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/k418.jpg.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-8095\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/k418.jpg-300x169.png?resize=655%2C369\" alt=\"k4(18).jpg\" width=\"655\" height=\"369\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/k614.jpg.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-8096\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/k614.jpg-300x169.png?resize=662%2C373\" alt=\"k6(14).jpg\" width=\"662\" height=\"373\" \/><\/a><\/p>\n<p>Taliyaha Gobolka Maroodi Jeex Laba Xidig leh Jaamac Maxamed Warsame oo hadalkiisa siiwata ayaa intaas waxa uu ku daray.\u201dHadh iyo Habeen Sidaas ayaanu u taaganay,Meel kasta waanu ka Soo qabanaa ilaa Salaxlay ilaa inta u dhaxaysa Hargaysa,waxaanu ka qabanay ilaa tobaneeyo gaadhi oo macaa shaanbooyo ku jiraan,Maalin walba iyo Habeen kasta sidaas ayaanu u qabana,Anag iyo Ciidanka Booliskuba Gacan bir ah ayaanu ku qabanaa Waanan la tacaalnaa Si Aanay Dalkeena u Soo marin.<\/p>\n<p>Laba Xidigleh Jaamac Maxamed Warsame waxa uu sheegay in Gaadhigan Iyo Maxaabiistan La qabtay ee Tahriibayaash Ahba la gayn Doono Maxkamada si Talaabo Sharci Ah looga qaado.<\/p>\n<p>\u201cMaalin Walba Ciidanku am waagii Baryaba Ciidanku waxay noo Keenaan Tahriibayaal Badan saldhiga Bariguna shalto waxa uu keenay Tahriibayaal badan,Maalin kastana way keenan iyaga oo soo qabtay,Gaadhigii Sidana waa lagu soo qabtaa,Gaadhigan lagu qabtayna waa gaadhigaas dhaynaha Ah ee Alaabta Sida,waxaana uu dadka ka keenay wajaale iyagan hadii ale yidhaah sharciga ayaanu gayn Doonaa,Gaadhigana Talaabadii ku Haboon Ayaa Laga qaadi Doonaan.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/k418.jpg.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-8095\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/k418.jpg-300x169.png?resize=696%2C392\" alt=\"k4(18).jpg\" width=\"696\" height=\"392\" \/><\/a><\/p>\n<p>Tirada Tahriibayaashan ka yimid Wadanka Itoobiya ayaa Taliyahu sheegay in Tiradoodu Dhan tahay 17 Qof oo ay Mid ka mid Ahi tahay Gabadh Haween Ah,Inta Badan Tahriibayaasha itoobiyaanka Ah Ayaa Iyaga oo tahriibaya Soo Mara Somaliland kuna Socda Maamulka Puntland siiba Magaalada Boosaaso Kuwaas oo Ay ka Racaan Doonyo Yaryar oo Naftooda ku Biibeeyaan.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Qaramada Midoobay u Qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in sanadkii aan soo dhaafnay ee2014kii oo keliya Xeebaha dalka Yemen ay gaadheen Tahriibeyaal gaadhaya 150,000 oo Qof.<\/p>\n<p>Dhanka kale Dowladda Yemen waxay sheegtay in sanadkan oo keliya ay Xeebaheeda ku dhinteen Tahriibeyaal Gaadhaya 161-qof, halkaa weli la la\u2019ayahay 66-qof oo aan la aqoon meel ay ku dambeeyeen.<br \/>\nArabsiyonews.com Office Gabiley somalialand<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Taliyaha Laanta Socdaalka Ee Gobolka Maroodi Jeex Laba Xidig leh Jaamac Maxamed Warsame ayaa ka hadlay Tahriibayaal Lagu qabtay Gaadhi Dhayne Ah oo Ay ka Soo Raceen Degmada Wajaale. Waxa uu sheegay Taliyahu in Ciidanku ka shakiyeen Gaadhigan Oo Shiraaq Lagu Soo xidhay,Ka Dibna Baadhis Dabadeed La ogaaday inuu Sido Tahriibayaal Itoobiyan Ah. Tirada Tahriibayaashan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8093,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8092","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-26w","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8092","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8092"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8092\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8092"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8092"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8092"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}