{"id":8046,"date":"2015-03-23T19:30:29","date_gmt":"2015-03-23T19:30:29","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=8046"},"modified":"2015-03-23T19:30:29","modified_gmt":"2015-03-23T19:30:29","slug":"daawo-xilwareejintii-wasaarada-beeraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/23\/daawo-xilwareejintii-wasaarada-beeraha\/","title":{"rendered":"Daawo Xilwareejintii Wasaarada Beeraha"},"content":{"rendered":"<p class=\"ecxMsoNormal\">Hargaysa(AN)Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Prof Faarax Cilmi Geedoole ayaa maanta xilkii Wasaaradda Beeraha ku wareejiyay Wasiirka Cusub ee dhawaan Madaxweynuhu u magacaabay Dr Maxamed Daahir Ibraahin.<!--more--><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Xil wareejintan oo ka qabsoontay Imperial huteel Waxaa ka qayb galay Xubno ka tirsan golaha Wasiirada Shaqaalaha Wasaarada beeraha, iyo hay\u2019adaha ay wada shaqaynta leeyihiin.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Wasiirkii hore ee Wasaarada beeraha haatana ah wasiirka Waxbarashada Prof Faarax Cilmi Geedoole ayaa ka waramay Waxyaabihii u hirgalay Mudadii uu xilka wasaaradaas hayay<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Dhinaca kale wasiirka Cusub ee Wasaarada Beeraha Dr Maxamed Daahir Ibraahin ayaa balanqaaday inuu Xilka Culus ee loo igmaday uga soo bixi doono si Xilkasnimo leh<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/DJqXr2d3eaQ?feature=player_detailpage\" width=\"640\" height=\"360\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Prof Faarax Cilmi Geedoole ayaa maanta xilkii Wasaaradda Beeraha ku wareejiyay Wasiirka Cusub ee dhawaan Madaxweynuhu u magacaabay Dr Maxamed Daahir Ibraahin.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8047,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8046","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-25M","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8046","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8046"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8046\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8046"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8046"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8046"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}