{"id":7960,"date":"2015-03-22T10:48:42","date_gmt":"2015-03-22T10:48:42","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7960"},"modified":"2015-03-22T10:48:42","modified_gmt":"2015-03-22T10:48:42","slug":"golaha-degaanka-cardiff-oo-somaliland-aqoonsanaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/22\/golaha-degaanka-cardiff-oo-somaliland-aqoonsanaya\/","title":{"rendered":"Golaha Degaanka Cardiff Oo Somaliland Aqoonsanaya"},"content":{"rendered":"<p>Cardiff(AN)Somaliland Xornimadeedii waxa ay kala soo noqotay Somalia 1991kii,taas oo ay halgan dheer u soo gashay, isla markiiba 18kii bishii may 1991kii waxa ay ku dhawaaqday Dawladnimo madax-bannaan oo leh dhammaan Haykalkii iyo Shuruucdii Dawladnimo. Waxaana aynu ognahay in madaxwenaha Somaliland mudane Ahmed Mohamed Mohamoud Siilaanyo uu yahay madaxweynihii 4\u2019aad ee lagu soo doortay doorasho distooriya oo xalaal ah.<!--more--><\/p>\n<p>Waxa filan-waa noqotay in Somaliland oo dawlad ahayd muddo 23 sano iyo dheeraad ah, in aanay wax Aqoonsi Diblomaasiyadeed ah ka helin Dawladaha Caalamka iyada oo mudadaasba baadigoobaysay sidii ay aqoonsi (ictiraaf) uga heli lahayd. Haseyeeshee waxa kale oo aynu ogsoonahay in ay Somaliland la leedahay xidhiidh wada shaqayn oo wacan oo dhinacyo badan saameynaaya.<\/p>\n<p>Anaga oo qodobkaa ka duulayna ayaa Jaaliyada Reer Somaliland ee ku nool Gobolka Cardiff ay isku waajibisay in ay arintaas \u201cAqoonsiga Somaliland\u201d ay ka qaadato kaalinteeda, ayna sameysay gudi ilaa 15 xubnood ka kooban oo loo xilsaaray in ay aqoonsiga\u00a0 ka raadiyaan Golaha Degaanka ee Cardiff.<\/p>\n<p>Arrintan Aqoonsiga oo aanu muddo ilaa sanad ku dhow ka shaqeynaynay oo geed sare iyo geed gaabanba aanu u fuulnay sidii aanu uga jibakeeni lahayn oo hadda midho dhalisay, xildhibaanada Golaha degaankuna ay ogolaadeen in ay cod ku meel-mariyaan arrintan \u201cAqoonsiga Somaliland\u201d 26ka bishan March 2015.<\/p>\n<p>Sidaas darteed haddii aanu nahay Jaaliyadda Reer Somaliland ee Cardiff ku nool, waxa aanu halkan bogaadin iyo salaan farxadleh uga diraynaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Ahmed Mohamed Mohamoud Siilaanyo iyo Marwada-Kowaad Amina Weris Sheikh Mohamed Jirde, Madaxweyne ku-xigeenka Abdirahman Abdillahi Ismail Saylici iyo Marwo Rahma Xaji Muxumad Suldaan, Golaha Guurtida, Golaha Wakiilada, xisbiyada qaranka iyo dhammaan shacbiga Somaliland meel kasta oo ay aduunka ka joogaan. Waxa aanu leenahay dhamaantiin farxad iyo rayn-rayn nagula ciida bishan March 26keeda 2015.<\/p>\n<p>Guul iyo Gobanimo<\/p>\n<p>Allaa mahad leh<\/p>\n<p>Gudida Aqoonsi- raadiyaasha<\/p>\n<p>ee Jaaliyadda Reer Somaliland Cardiff.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cardiff(AN)Somaliland Xornimadeedii waxa ay kala soo noqotay Somalia 1991kii,taas oo ay halgan dheer u soo gashay, isla markiiba 18kii bishii may 1991kii waxa ay ku dhawaaqday Dawladnimo madax-bannaan oo leh dhammaan Haykalkii iyo Shuruucdii Dawladnimo. Waxaana aynu ognahay in madaxwenaha Somaliland mudane Ahmed Mohamed Mohamoud Siilaanyo uu yahay madaxweynihii 4\u2019aad ee lagu soo doortay doorasho [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7961,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7960","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-24o","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7960","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7960"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7960\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7960"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7960"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7960"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}