{"id":7933,"date":"2015-03-21T20:54:17","date_gmt":"2015-03-21T20:54:17","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7933"},"modified":"2015-03-21T20:54:17","modified_gmt":"2015-03-21T20:54:17","slug":"dawlada-malta-oo-sheegtay-hoos-u-dhac-ku-yimi-dadka-magengelyo-doonka-ah-iyo-tirada-soomaalida-joogta-jasiirada-malta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/21\/dawlada-malta-oo-sheegtay-hoos-u-dhac-ku-yimi-dadka-magengelyo-doonka-ah-iyo-tirada-soomaalida-joogta-jasiirada-malta\/","title":{"rendered":"Dawlada Malta Oo Sheegtay Hoos U Dhac Ku Yimi Dadka Magengelyo Doonka Ah, Iyo Tirada Soomaalida, Joogta Jasiirada Malta"},"content":{"rendered":"<p>Wakaaladaha Wararka-(AN)- Dawladda Jasiirada Malta, ayaa daboolka ka qaaday in tirada dadka tahriibayaasha ah ee magangelyo doonka ah oo ay dad Soomaali ahi ku jiraan in ay hoos u dhacday sannadkan, marka la barbar-dhiggo tiradii sannadihii hore.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/flag2.jpg.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-7934\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/flag2.jpg.png?resize=208%2C156\" alt=\"flag(2).jpg\" width=\"208\" height=\"156\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dawladda dalka Malta ayaa, sheegtay in 1,350 qof oo magan-gelyo-doon ah, oo ay ku jiraan dad Soomaali ahi, in ay haatan ku sugan yihiin Jasiirada Malta, tiradaas oo ka dhiggan in 40%, ay hoos u dhacday Tirada dadka Magangelyo doonka ah ee Jasiiradda yimi, marka la barbar-dhigo tirada dadkii magangelyo doonka ahaa ee Jasiiradda yimi sannadkii a2013-kii, oo tiraoodu ahayd Laba Kun Laba Boqol iyo<br \/>\nShan Iyo Afartan qof.<\/p>\n<p>Dadka Soomaalida ah ee tahriibayaasha ah ee immika ku sugan Jasiirada Malta, ayaa tiradooda lagu qiyaasay Laba Boqol Iyo Shan Iyo Siddeetan Qof.<\/p>\n<p>Tahriibayaasha magangelyo doonka ah ee imanaya Jasiiradda Malta, si ay ugu sii gudbaan dalalka Yurub, ayaa safaro khatar badan leh oo galaafta noloshooda isku soo biimeeya<br \/>\nMaxamed Juba Arabsiyonews.com Office Gabiley somaliland<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakaaladaha Wararka-(AN)- Dawladda Jasiirada Malta, ayaa daboolka ka qaaday in tirada dadka tahriibayaasha ah ee magangelyo doonka ah oo ay dad Soomaali ahi ku jiraan in ay hoos u dhacday sannadkan, marka la barbar-dhiggo tiradii sannadihii hore. Dawladda dalka Malta ayaa, sheegtay in 1,350 qof oo magan-gelyo-doon ah, oo ay ku jiraan dad Soomaali ahi, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7934,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7933","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-23X","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7933","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7933"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7933\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7933"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7933"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7933"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}