{"id":7927,"date":"2015-03-21T19:59:04","date_gmt":"2015-03-21T19:59:04","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7927"},"modified":"2015-03-21T19:59:04","modified_gmt":"2015-03-21T19:59:04","slug":"isbarbar-dhig-tirada-golihii-wasiirada-rayaale-iyo-golahan-siilaanyo-oo-57-wasiir-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/21\/isbarbar-dhig-tirada-golihii-wasiirada-rayaale-iyo-golahan-siilaanyo-oo-57-wasiir-ah\/","title":{"rendered":"Isbarbar Dhig Tirada Golihii Wasiirada Rayaale iyo Golahan Siilaanyo Oo 57 Wasiir Ah."},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo wuxuu muddooyinkii u dambeeyay marba marka ka dambaysa sii kordhinayey tirada golihiisa xukuumada ee wasiirada, wasiirul dawlayaasha iyo wasiir ku xigeenada, waxaana muuqata inuu ka tiro badanyahay golihii wasiirada ee Madaxweynihii hore Md. Daahir Rayaale Kaahin oo markii uu talada wareejiyay ay tirada xukuumadiisu ahayd 56 xubnood oo isugu jiray wasiiro, wasiirul dawlayaal iyo wasiir-xigeeno. Xilligaas oo uu Md. Siilaanyo oo mucaaradka hoggaaminayey uu si adag joogto ugu dhalleecayn jiray in ay tirada golaha wasiirradu xadhkahaa goosatay.<!--more--><\/p>\n<p>Tirada guud ee golaha xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa ah 57 xubnood oo isugu jira wasiiro, wasiirul dawlayaal iyo wasiir-xigeeno. Madaxweyne Siilaanyo oo madaxweynihii uu talada kala wareegay ku dhaliili jiray xukuumad tiro badan oo bilaa tayo ah islamarkaana aanu wadanka dhaqaale ahaan iska xejin karin ayaa wuxuu balan qaadi jiray wakhtigii ololaha inuu dhisi doono xukuumad kooban isagoo markii la doortay golihiisii u horeeyay ee uu dhisay ku soo koobay 26 xubnood. Hase yeeshe Madaxweyne Siilaanyo ayaa u muuqda hoggaamiye ka baydhay balan qaadkaas uu hore u sheegay, waxaanu isagoo ay dhawr bilood uga hadhsanyihiin shanti sannadood ee la doortay uu faro dheereeyay madaxweynihii uu dhaliili jiray ee Daahir Rayaale Kaahin oo siddeed sannadood oo uu xilka hayay dhisay gole xukuumadeed oo ay tiradoodu tahay 56 xubnood.<\/p>\n<p>Tirada intan leeg ee uu Madaxweyne Siilaanyo magacaabay ee ah golihiisa xukuumadda ayaa waxa cad in dhaqaale ahaan aanu dalka qaadi karin, waxaana sidoo kale cad in tiro badnaantani ay keentay xaaladda siyaasadeed ee wadanka ka taagan iyo weliba ololayaasha siyaasadeed ee doorashooyinka soo socda.<\/p>\n<p>Si kataba ahaate wargeyska Geeska Afrika oo arrintan wax ka qoray ayaa soo bandhigay liiska golaha wasiirada, wasiirul dawlayaasha iyo wasiir-xigeenada Madaxweyne Siilaanyo, waxaana ay kala yihiin sidan hoos ku qoran.<\/p>\n<p>1. Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland. Md. Cali Maxamed Waran-cadde.<\/p>\n<p>2. Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha ee gobalada iyo degmooyinka Md. Axmed Faarax Cadare.<\/p>\n<p>3. Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha ee amaanka. Md.\u00a0 Cabdi Daahir Camuud<\/p>\n<p>4. Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland.. Marwo. Samsam Cabdi Aadan.<\/p>\n<p>5. Wasiir ku xigeenka wasaarada maaliyada. Md. Axmed Nuur Aw Cabdi Shaacir<\/p>\n<p>6. Wasiiru dawlaha wasaarada maaliyada.\u00a0 Md.Cismaan Saxardiid Cadaani.<\/p>\n<p>7. Wasiirka wasaarada arrimaha dibada Somaliland.. Md. Maxamed Biixi Yoonis<\/p>\n<p>8. Wasiirka ku xigeenka wasaarada arrimaha dibada. Md.Mawliid Maxamuud Ibrahim<\/p>\n<p>9. Wasiiru dawlaha wasaarada arrimaha dibada. Dr:Maxamed Rashiid Sheekh Xasan.<\/p>\n<p>10. Wasiirka wasaarada kaluumaysiga Somaliland.\u00a0 Md.Cali Jaamac Faarax Buureed.<\/p>\n<p>11. Wasiir ku xigeenka wasaarada kaluumaysiga.Md.\u00a0 Maxamed Xaaji Aadan Cilmi<\/p>\n<p>12. Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland.\u00a0 Md.Cumar Sheekh Maxamed<\/p>\n<p>13. Wasiirka ku xigeenka xanaanada xoolaha. Md. Cali Maxamed Cilmi (Gadh-dheer)<\/p>\n<p>14. Wasiiru dawlaha wasaarada xanaanada xoolaha. Md. Cumar Sheekh Maxamed Faarax<\/p>\n<p>15. Wasiirka hawlaha guud iyo guryeynta Somaliland.\u00a0 Md.Cabdirisaaq Khaliif Axmed.<\/p>\n<p>16. Wasiir ku xigeenka hawlaha guud iyo guryeynta. Md.Cali Cabdi Saa\u2019iq.<\/p>\n<p>17. Wasiirka wasaarada duulista iyo hawada Somaliland.\u00a0 Md.Maxamuud Xaashi Cabdi.<\/p>\n<p>18. Wasiir ku xigeenka wasaarada duulista iyo hawada. Md. Siciid Cabdi Maxamuud Jaamac<\/p>\n<p>19. Wasiirka wasaarada madaxtooyada Somaliland. Md.Xirsi Cali X.Xasan.<\/p>\n<p>20. Wasiiru dawlaha wasaarada madaxtooyada. Md.Maxamed Muuse Abees.<\/p>\n<p>21. Wasiirka wasaarada xidhiidhka goleyaasha Somaliland. Md.Cali Xaamud Jibriil.<\/p>\n<p>22. Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland.. Md. Maxamed aw-Daahir Ibraahin<\/p>\n<p>23. Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare Somaliland. Md. Prof. Faarax Cilmi Maxamuud (Geedoole)<\/p>\n<p>24. Wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare. Md.\u00a0 Rashiid Ismaaciil Kaahin<\/p>\n<p>25. Wasiiru dawlaha wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare. Md.\u00a0 Axmed Nuur Faahiye.<\/p>\n<p>26.\u00a0 Wasiirka wasaarada ganacsiga Somaliland. Dr.Muuse Qaasim Cumar.<\/p>\n<p>27. Wasiir ku xigeenka wasaarada ganacsiga. Md.Bashiir Cabdi Xariir.<\/p>\n<p>28. Wasiirka wasaarada cadaalada iyo arrimaha garsoorka. Md.Xuseen Axmed Caydiid.<\/p>\n<p>29. Wasiir ku xigeenka wasaarada cadaalada iyo arrimaha garsoorka. Md. Cabdirashiid Xuseen Cabdille (Carab)<\/p>\n<p>30. Wasiirka wasaarada\u00a0 warshadaha Somaliland.\u00a0 Md. Shucayb Maxamed Muuse<\/p>\n<p>31. Wasiir ku xigeenka wasaarada warshadaha. Md. Cali Axmed Maxamed (Dhegoole),<\/p>\n<p>32. Wasiirka wasaarada qorsheynta qaranka Somaliland. Dr.Sacad Cali Shire.<\/p>\n<p>33. Wasiirka ku xigeenka wasaarada qorsheynta. Md.\u00a0 Cabdikariim Axmed Mooge<\/p>\n<p>34. Wasiirka wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland.. Dr.Cabdi aw-Daahir<\/p>\n<p>35. Wasiir ku xigeenka shaqada iyo arrimaha bulshada. Md.\u00a0 Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir<\/p>\n<p>36. Wasiirka wasaarada warfaafinta, dhaqanka iyo wacyi-gelinta Somaliland. Md.Cabdilaahi Maxamed Daahir(Cukuse).<\/p>\n<p>37. Wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta. Marwo. Shukri Xariir Ismaaciil<\/p>\n<p>38. Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland. Md. Baashe Cali Jaamac<\/p>\n<p>39. Wasiiru dawlaha wasaarada biyaha. Md. Cabdisalaan Maxamed Xasan<\/p>\n<p>40. Wasiirka wasaarada macdanta iyo tamarta Somaliland.. Md.Xuseen Cabdi Ducaale.<\/p>\n<p>41. Wasiir ku xigeenka wasaarada macdanta iyo tamarta. Md.Cabdisalaan Maxamed Xasan.<\/p>\n<p>42. Wasiiru dawlaha wasaarada macdanta iyo tamarta.Md. Maxamed Faarax Ducaale<\/p>\n<p>43. Wasiirka wasaarada deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland.. Marwo.Shukri X.Ismaaciil Baandare.<\/p>\n<p>44. Wasiir ku xigeenka wasaarada deegaanka iyo horumarinta reer miyiga. Md.\u00a0 Axmed Maxamed Nuur (Indha-case)<\/p>\n<p>45. Wasiirka wasaarada\u00a0 dhalinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland.. Md. Axmed Cabdi Kaahin<\/p>\n<p>46. Wasiir ku xigeenka wasaarada dhalinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska. Md. Yuusuf Cismaan Garas.<\/p>\n<p>47. Wasiirka wasaarada\u00a0 diinta iyo awqaafta Somaliland.. Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed.<\/p>\n<p>48. Wasiir ku xigeenka wasaarada diinta iyo awqaafta. Md. Nuur Cismaan Guuleed<\/p>\n<p>49. Wasiirka wasaarada dib-u-dejinta Somaliland. Md.Cali Siciid Raygal.<\/p>\n<p>50. Wasiir ku xigeenka wasaarada dib-u-dejinta. Marwo. Nimco Xuseen Qawdhan<\/p>\n<p>51. Wasiirka wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland. Md.Maxamed Jaamac Abgaal.<\/p>\n<p>52. Wasiir ku xigeenka wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta. Md. Cismaan Garaad Soofe.<\/p>\n<p>53. Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland. Dr.Saleebaan Ciise Axmed Xagla-toosiye.<\/p>\n<p>54. Wasiir ku xigeenka wasaarada caafimaadka. Md. Xasan Daahir Dhimbiil.<\/p>\n<p>55. Wasiiru dawlaha nabadeynta gobalada bari. Md.Cali Maxamuud Axmed(Sandule).<\/p>\n<p>56. Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Somaliland. Md.Axmed X.Cali Caddami.<\/p>\n<p>57. Wasiir ku xigeenka wasaarada gaashaandhiga. Md. Jaamac Cabdilaahi Biin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo wuxuu muddooyinkii u dambeeyay marba marka ka dambaysa sii kordhinayey tirada golihiisa xukuumada ee wasiirada, wasiirul dawlayaasha iyo wasiir ku xigeenada, waxaana muuqata inuu ka tiro badanyahay golihii wasiirada ee Madaxweynihii hore Md. Daahir Rayaale Kaahin oo markii uu talada wareejiyay ay tirada xukuumadiisu ahayd 56 xubnood oo isugu jiray wasiiro, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7928,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7927","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-23R","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7927","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7927"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7927\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7927"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7927"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7927"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}