{"id":7903,"date":"2015-03-19T21:07:53","date_gmt":"2015-03-19T21:07:53","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7903"},"modified":"2015-03-19T21:07:53","modified_gmt":"2015-03-19T21:07:53","slug":"hargeysaarabsiyonews-com-ilo-wareedyo-si-weyn-ugu-dhuun-daloola-aqalka-madaxtooyadda-ayaa-soo-sheegaya-in-madaxweyne-siilaanyo-goaan-saday-inuu-shaqada-wasiir-nimo-ka-caydhiyo-wasiirka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/19\/hargeysaarabsiyonews-com-ilo-wareedyo-si-weyn-ugu-dhuun-daloola-aqalka-madaxtooyadda-ayaa-soo-sheegaya-in-madaxweyne-siilaanyo-goaan-saday-inuu-shaqada-wasiir-nimo-ka-caydhiyo-wasiirka\/","title":{"rendered":"ilo wareedyo si weyn ugu dhuun-daloola aqalka Madaxtooyadda oo sheegaya in Madaxweyne siilaanyo Go&#8221;aan-saday inuu shaqada wasiir-nimo ka caydhiyo . wasiir Cukuse + sabata lagu maagay"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews.com) ilo wareedyo si weyn ugu dhuun-daloola aqalka Madaxtooyadda ayaa soo sheegaya in Madaxweyne siilaanyo Go\u201daan-saday inuu shaqada wasiir-nimo ka caydhiyo . wasiirka wasaarada warfaafinta Somailand Cabdilahi Maxamed (cukuse)<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/Caydhinta-Cakuse-kkkkkkk.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7904\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/Caydhinta-Cakuse-kkkkkkk-300x199.jpg?resize=300%2C199\" alt=\"Caydhinta Cakuse kkkkkkk\" width=\"300\" height=\"199\" \/><\/a><\/p>\n<p>waxana warar ay heleyso shabakada warar ee Arabsiyonews.com tilmaamayan inuu Madaxweynuhu ka cadhooday Gadoodka farsamo-yaqaanada wasaaradda oo ahaa kuwo heegan ugu jiraa shaqada Tv-ga iyo Idaacaddaqaranka.<br \/>\nGoob-joogee Ku suggaan Madaxtooyadda ayaa shabakadda wararka ee Arabsiyonews.com oo ka gaab-saday in Maciisa la shaaciyo ayaa sheegay In ay galaabta Madaxtooyadda sii qayral Masuulnimo ku jirto uu sii Galleyeen wasiirka iyo Suldaanka Guud ee beesha Ciida-galle Maxamed Cabdi Qaadir, waxana la sheegay inuu muddo Muraan halkaas ku dhex-maray Suldaanka iyo ilaalada Madaxtooyadda.<br \/>\nSuldaanka iyo Wasiirka ayaa waxa ay ahayeen kuwoo loo soo sheegay war dhiillo leh sidaas waxa shabakadda Arabsiyonews.com- uu sheegay goob joogee la hadlay.<br \/>\nWaxa kale, oo wararku tibaaxeen inay kullaan Al-baabadu xidhnaayeen, yeesheen wasiirka,suldaanka oo isku dhinac ah iyo Madaxweynaha .<br \/>\nLama ogga wax kaasoo baxay kullaankaas. Balse jawigii suldaanka iyo wasiirka waxba kamay bedelin kulankii ay la yeesheen Madaxweynaha qaranka Axmed Siilaanyo.<br \/>\nMuddooyinkii uu danbeeyey waxa kacsanaa boqolaal ka mid ah shaqaale weynaha wasaaradda warfaafinta waxa la sheegay in wasiirka laga raacay musuq-maasuq uu kula kacay shaqaale weynaha oo uu ka goostay musharakii iyo Gunnada\u00a0Arabsiyonews.com Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews.com) ilo wareedyo si weyn ugu dhuun-daloola aqalka Madaxtooyadda ayaa soo sheegaya in Madaxweyne siilaanyo Go\u201daan-saday inuu shaqada wasiir-nimo ka caydhiyo . wasiirka wasaarada warfaafinta Somailand Cabdilahi Maxamed (cukuse) waxana warar ay heleyso shabakada warar ee Arabsiyonews.com tilmaamayan inuu Madaxweynuhu ka cadhooday Gadoodka farsamo-yaqaanada wasaaradda oo ahaa kuwo heegan ugu jiraa shaqada Tv-ga iyo Idaacaddaqaranka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7903","post","type-post","status-publish","format-standard","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-23t","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7903","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7903"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7903\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7903"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7903"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7903"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}