{"id":7893,"date":"2015-03-19T19:50:16","date_gmt":"2015-03-19T19:50:16","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7893"},"modified":"2015-03-19T19:50:16","modified_gmt":"2015-03-19T19:50:16","slug":"xisbiga-wadani-oo-sababeeyay-ka-muquurashada-dood-uu-telefishanka-xukuumadda-siilaanyo-maamushaa-uu-ku-martiqaaday-mucaaradka-iyo-muxaafadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/19\/xisbiga-wadani-oo-sababeeyay-ka-muquurashada-dood-uu-telefishanka-xukuumadda-siilaanyo-maamushaa-uu-ku-martiqaaday-mucaaradka-iyo-muxaafadka\/","title":{"rendered":"Xisbiga WADANI, Oo Sababeeyay Ka Muquurashada Dood Uu Telefishanka Xukuumadda Siilaanyo Maamushaa Uu Ku Martiqaaday Mucaaradka Iyo Muxaafadka"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa- (AN)-Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed, ayaa ka hadlay dalab casuumaad oo uga yimi Tv-ga Qaranka oo ay ka xisbi ahaan ka cudur daarteen. Isla markaana wuxuu sheegay in aanu Tvga Qaranku dhex dhexaad ka ahayn arrimaha axsaabta ee uu yahay mid xukuumada gaar ugu adeega.<br \/>\nMr Seed, ayaa sheegay In ka xisbi ahaan ay go\u2019aan ku gaadheen inay ka qaybgalin ama aanu ka bixin wuxuu xisbiga waddani leeyahay&#8221;Xalay (habeen hore), waxa nalooga yeedhay Dood ka socotay Tv ga qaranka saddexda xisbi tv-ga qaranka, anagu xisbi ahaan uma aragno Tv- dhexdhexaad ah oo umada u adeegaya, sidaa darteed waanu ka cudur daaranay ka xisbi<\/p>\n<p>ahaan inaanan tagin, markaas shalay ayaan ku arkay saxaafada qaarkeed iyada oo la leeyahay xisbiga wadani wuxuu ka baqay inuu ka qayb galo dood tv ga qaranka jaamac shabeel oo halkaas dood kaga jiray hore ayaanu doodo badan u wada galnay markaas waxan jecelnahay maadaama tv ga qaranku aanu ahayn mid si dhex ah xisbiyada ugu adeegaya inaan wax Xisbiga Wadani leeyahay aanay ka bixin Tvgaa.&#8221;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/seed4.jpg.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-7894\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/seed4.jpg-300x257.png?resize=582%2C499\" alt=\"seed(4).jpg\" width=\"582\" height=\"499\" \/><\/a><\/p>\n<p>Guddoomiyaha mar aanu wax ka waydiinay waxyaabaha ay ka xisbi ahaan ka badalayaan hadii ay doorasho ku guulaystaan nidaamkan kala xigtaysiga xisbigaya ee tv ga ay ku eedaynayaan &#8220;Runtii anagu waxanu doonaynaa anagoo ka baranayna casharada dawladahaa hore ee naga horeeyey ina aanu wax kabadal ku samayn doono habkan uu hada wax uwado oo ay sinadaan shacabka reer somaliland arintaasi waa mid hada aani xisbiga kula soo dar daarmayno hadii aanu beenaynona waa mid aad wax naga waydiin doontaan &#8221;<\/p>\n<p>Sidoo kale mar Guddoomiye Seed, wax laga waydiiyey sida uu u arko in lagu la tartamo jagada Musharx ku xigeenka xisbiga ee doorashada shirwaynaha xisbiga waxa uu ku jawaabay &#8221; Shicibka waxanu u caddaynayanaa shirwaynihii hore ee uu xisbigu qabsaday anaga oo markaas urur ahayn waxa si sharciya loo doortay gudoomiyaha iyo ku-xigeenka iyo xoghayayaasha kaasi sifo sharci aha oo doorashadeedu shan sano ayaanu ahayn wali naga may dhamaan anigu waxan diyaar u ahay oo aan idiin cadaynayaa ka gudoomiye ku xigeen ahaan dee waxan ka mid noqon doonaa musharxiiinta markii hore na waan sheegay hadan waxan idiin sheegayaa inaan soo dhawaynayo cid kasta oo igula tartamaysa&#8221;ayuu yidhi Guddoomiye ku xigeenka xisbiga Wadani Axmed Muumin Sead oo Saxaafada Kula hadlay Xafiiskiisa xisbiga wadani.xigasho ogaal.<br \/>\nArabsiyonews.com Office Gabiley somaliland<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa- (AN)-Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed, ayaa ka hadlay dalab casuumaad oo uga yimi Tv-ga Qaranka oo ay ka xisbi ahaan ka cudur daarteen. Isla markaana wuxuu sheegay in aanu Tvga Qaranku dhex dhexaad ka ahayn arrimaha axsaabta ee uu yahay mid xukuumada gaar ugu adeega. Mr Seed, ayaa sheegay In ka xisbi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7894,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7893","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-23j","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7893","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7893"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7893\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7893"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7893"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7893"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}