{"id":7876,"date":"2015-03-19T15:22:23","date_gmt":"2015-03-19T15:22:23","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7876"},"modified":"2015-03-19T15:22:23","modified_gmt":"2015-03-19T15:22:23","slug":"xildhibaan-cabdiqaadir-jirde-oo-hargeysa-lagu-soo-dhaweeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/19\/xildhibaan-cabdiqaadir-jirde-oo-hargeysa-lagu-soo-dhaweeyay\/","title":{"rendered":"XIldhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)-Siyaasiga ruug caddaaga ah ee Cabdiqaadir Jirde Xuseen, ahna Mudane Golaha wakiilada ka tirsan, ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa kadib markii uu muddo dalka dibaddiisa ku maqnaa.<!--more--><\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde,waxaa Madaarka ku soo dhaweeyay Hogaanka Xisbiga Waddani oo uu ugu horeeyo Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro, Xildhibaano,Madaxdhaqameed iyo dadweyne kale, waxaanu Xildhibaanku yidhi \u201cAad iyo aad ayaan ugu mahad celinayaa madaxda xisbiga ee madaarka igaga horyimi, aad iyo aad ayaan ugu mahad naqayaa.\u201d<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Xuseen, waxa uu intaasi raaciyay \u201c Muddo ayaan caasimada dalka dibadda uga maqnaa imikana waxaan doonayaa in aan waxii xil ah ee isaaran aan guto, marxalad ayeynu imika maraynaa ay arrimo xasaasi ahi inoo yaalaan, oo dhibaatooyin siyaasadeed dhalin kara haddaan la xalin, sidii dhaqanka inoo ahaan jirtay Somaliland-ta waxaa aynu ku soo caano maalnay waa wada-tashi, waana daruuri in aynu wada-tashi yeelano, sidaas ayaan isbedelka lagu gaadhi karaa, arrimahan oo kale horena waa ay inoo soo mareen, hadana waa laga gudbi doona.\u201d<\/p>\n<p>Xildhibaanka oo aan Asxaabta qaranka midna ku jirin tan iyo markii Ururkii Xaqsoor hadhay ayaa la waydiiyay mawqifkiisa siyaasadeed waxaanu sheegay inuu haatan Waddani ku biirayo \u201cMawqifkayga xisbiga Waddani, wuu cad yahay, waana aan ku socdaa, xisbiga Waddani ee aad magac dhawday.\u201d<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/jirde.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-7877\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/jirde.png?resize=500%2C381\" alt=\"jirde\" width=\"500\" height=\"381\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/xil-jirde.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-7878\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/xil-jirde.png?resize=500%2C333\" alt=\"xil jirde\" width=\"500\" height=\"333\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeisa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)-Siyaasiga ruug caddaaga ah ee Cabdiqaadir Jirde Xuseen, ahna Mudane Golaha wakiilada ka tirsan, ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa kadib markii uu muddo dalka dibaddiisa ku maqnaa.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7878,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7876","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-232","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7876","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7876"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7876\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7876"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7876"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7876"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}