{"id":7833,"date":"2015-03-18T12:27:12","date_gmt":"2015-03-18T12:27:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7833"},"modified":"2015-03-18T12:27:12","modified_gmt":"2015-03-18T12:27:12","slug":"dabley-toogasho-ku-dishay-nin-udhashay-pakistan-oo-mukhabaraadka-maraykanka-gacan-kasiiyey-dilkii-hogaamiyihii-alqaacida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/18\/dabley-toogasho-ku-dishay-nin-udhashay-pakistan-oo-mukhabaraadka-maraykanka-gacan-kasiiyey-dilkii-hogaamiyihii-alqaacida\/","title":{"rendered":"Dabley  Toogasho ku dishay nin udhashay Pakistan oo mukhabaraadka Maraykanka gacan kasiiyey dilkii hogaamiyihii Alqaacida"},"content":{"rendered":"<p>Dabley ayaa xalay toogasho ku dishay nin horay qareen ugu ahaa dhakhtar Pakistan u dhashay, oo hya&#8217;adda mukhaabaraadka Mareykanka ee CIA gacan ka siiyay, dilkii hoggaamiyihii Al-Qaacida, Osama Bin Ladin.<!--more--><\/p>\n<p>Qareenka oo lagu magacaabo Samiullah Afridi, ayaa la dilay xilli uu gaari ku dhex watay magaalada Peshawar.<\/p>\n<p>Koox ka goosatay Talibaanka Pakistan ayaa sheegatay in ay ka dambeysay dilka qareenka.<\/p>\n<p>Waxa uu ka mid ah afar qareen oo mataleysay Dr Shakeel Afridi, kasoo CIA-da u sahlay in ay gudaha Pakistan ku disho Osama Bin Laden afar sano ka hor.<\/p>\n<p>Dr Afridi ayaa lagu xukumay xabsi mudo dheer ah, kaddib markii lagu helay dembi ah in gacan saar la lahaa urur mintid ah.<\/p>\n<p>Samiullah Afridi ayaa iska casilay qareennimadii dhakhtarka, kaddib markii ay u hanjabeen kooxo mayal adag.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dabley ayaa xalay toogasho ku dishay nin horay qareen ugu ahaa dhakhtar Pakistan u dhashay, oo hya&#8217;adda mukhaabaraadka Mareykanka ee CIA gacan ka siiyay, dilkii hoggaamiyihii Al-Qaacida, Osama Bin Ladin.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7834,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7833","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-22l","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7833","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7833"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7833\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7833"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7833"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7833"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}