{"id":781,"date":"2014-12-04T15:06:48","date_gmt":"2014-12-04T15:06:48","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=781"},"modified":"2014-12-04T15:06:48","modified_gmt":"2014-12-04T15:06:48","slug":"raiisal-wasaare-cwali-oo-xildhibaankii-la-dhaawacay-ku-booqday-isbitalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/04\/raiisal-wasaare-cwali-oo-xildhibaankii-la-dhaawacay-ku-booqday-isbitalka\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisal wasaare C\/wali oo xildhibaankii la dhaawacay ku booqday Isbitalka"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal wasaare C\/wali Sheekh Axmed ayaa isbitaalka Madiina ee Muqdisho ku booqday xildhibaan Mayow Mustaf oo maanta ka bad baaday isku day dil ka dib markii ay koox hubaysan soo weerareen isaga iyo xildhibaan hore oo weerarkaa ku geeryooday halka uu dhaawac ka soo garay xildhibaankan.<\/p>\n<p>C\/wali Sheekh ayaa xaalada xildhibaanka ka wareystay dhakhtarkii daaweynayey isagoo uga waramay xaaladiisa xiligii la keenay iyo wakhti xaadirkan, Dhakhtarku wuxuu Ra\u2019iisal wasaaraha u sheegay in xaalada xildhibaanka ay ahayd mid aad u liidata hadana ay ka dareemayaan xaalad soo hagaageysa.<\/p>\n<p>Maalmahii u dambeeyey magaalada Muqdisho waxaa ka dhacayey weeraro qorrshaysan iyo qaraxyo lala eegtay agagaarka Garoonka iyo fariisimada AMISOM.<\/p>\n<p>Arabsyonews.com<br \/>\nMuqdisho office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal wasaare C\/wali Sheekh Axmed ayaa isbitaalka Madiina ee Muqdisho ku booqday xildhibaan Mayow Mustaf oo maanta ka bad baaday isku day dil ka dib markii ay koox hubaysan soo weerareen isaga iyo xildhibaan hore oo weerarkaa ku geeryooday halka uu dhaawac ka soo garay xildhibaankan. C\/wali Sheekh ayaa xaalada xildhibaanka ka wareystay dhakhtarkii daaweynayey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":782,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-781","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-cB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/781","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=781"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/781\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=781"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=781"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=781"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}