{"id":7800,"date":"2015-03-17T12:27:46","date_gmt":"2015-03-17T12:27:46","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7800"},"modified":"2015-03-17T12:27:46","modified_gmt":"2015-03-17T12:27:46","slug":"maayar-mudo-badan-ku-taamayeen-bulshada-gabiley-oo-maanta-loo-cumaamaday-jagadaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/17\/maayar-mudo-badan-ku-taamayeen-bulshada-gabiley-oo-maanta-loo-cumaamaday-jagadaas\/","title":{"rendered":"Maayar mudo badan ku taamayeen bulshada Gabiley oo maanta loo cumaamaday jagadaas"},"content":{"rendered":"<p>Gabiley(AN)Golaha degaanka Gabiley, ayaa fadhi ay maanta yeesheen ku doortay Maayar cusub kadib markii Maayarkii hore loo magacaabay Wasiirka Warshadaha Somaliland.<!--more--><\/p>\n<p>Fadhi maanta Goluhu yeeshay ayaa cod loogu qaaday Maayarka cusub oo aanay jirin Cid la tartamaysay, waxaana Duqa cusub ee Gabiley loo doortay Xildhibaan Maxamed Cumar Cabdi(Maxamed Amiin). Fadhiga oo ay ku sugnaayeen 18 Xildhibaan ayay intuba codkooda siiyeen Maayarka islamarkaana cid diiday iyo cid ka aamustay midna aanay jirin.<\/p>\n<p>Mudane Maxamed Aamiin, ayaa ka soo baxay Xisbiga Ucid, waxaana madasha ku sugnaa Wasiir xigeenka Gobolada iyo degmooyinka wasaaradda Daakhiliga iyo Badhasaabka Gabiley oo mudaneyaasha degaanka uga mahadceliyay sida hufnaanta leh ee ay iskaga dhex doorteen Maayar hogaamiya.<\/p>\n<p>Maayarka cusub ee Gabiley Maxamed Aamiin\u00a0 ayaa badiba dadwaynaha ku dhaqan Gobolka Gabiley\u00a0 intaan loo dooran jagada\u00a0 maayarnimo\u00a0 ay usaadalinyeen xilkaas taas oo ay fagaarayaasha magaalada Gabiley iyo suuq yada si wayn looga dareemayey farxad iyo rayn rayn ay ku soo dhawaynayaan duqa cusub ee hagi doona golaha degaanka\u00a0 gobolkaas<\/p>\n<p>Maayar Maxamed Aamiin ayaa waxaa sugaya hawl aad uculus iyo wado qodxaleh oo uu katagay Maayarkii hore ha ugu darnaato qasnadii uu dawlada hoose oo haawanaysa sida ay ila xogagaal ahi sheegayaan ayaa intaa ku dartay iyo shaqaalihii dawlada hoose ee bilaa mushahar ah,iyo daymo badan oo suuqa yaal<\/p>\n<p>dadka udhuun daloola\u00a0 xaalada maanta ay marayso Gabiley ayaa kalsaani wayn ku qaba Maayarka cusub sheegayna in uu yahay donta dagaysee maanta Gabiley ku sugan tahay in uu yahay Maxamed Aamiin ninkii samata bixin lahaa<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Gabiley Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabiley(AN)Golaha degaanka Gabiley, ayaa fadhi ay maanta yeesheen ku doortay Maayar cusub kadib markii Maayarkii hore loo magacaabay Wasiirka Warshadaha Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7801,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7800","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-21O","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7800","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7800"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7800\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7800"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7800"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7800"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}