{"id":7792,"date":"2015-03-16T13:16:11","date_gmt":"2015-03-16T13:16:11","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7792"},"modified":"2015-03-16T13:16:11","modified_gmt":"2015-03-16T13:16:11","slug":"golaha-wakiilada-oo-ansixiyay-ajandaha-kalfadhiga-27-aad-oo-8-xeer-ka-kooban","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/16\/golaha-wakiilada-oo-ansixiyay-ajandaha-kalfadhiga-27-aad-oo-8-xeer-ka-kooban\/","title":{"rendered":"Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Ajandaha Kalfadhiga 27-aad Oo 8 Xeer Ka Kooban"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Mudaneyaasha Golaha wakiilada Somaliland, ayaa maanta ansixiyay Ajandaha kalfadhiga 27-aad ee golaha wakiilada oo dhawaan furmay kadib markii shalay mudaneyaashu ka doodeen.<!--more--><\/p>\n<p>Fadhiga oo uu gudoominayay Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro, waxaa goob joog ahaa 45 mudane, waxaana cod loo qaaday ku ogolaaday ajandaha 33, waxaa diiday 11 mudane, halka hal mudane ka aamusay, sidaasna Ajanduhu ku ansaxay.<\/p>\n<p>Ajandaha Kalfadhigan, ayaa ka kooban 8 xeer oo uu ka mid yahay xeerka lagu dooranayo Golaha wakiilada, waxaanay kala yihiin:-<\/p>\n<p>1 . Xeerka Duulista iyo Hawada<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"2\">\n<li>\u00a0Xeerka Waxbarashada Qaranka<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"3\">\n<li>\u00a0Xeerka Nidaamka Xukuumada<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"4\">\n<li>\u00a0Xeer hoosaadka Golaha wakiilada<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"5\">\n<li>\u00a0Xeerka Ka ganacsiga Hawlaha Bangiyada<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"6\">\n<li>\u00a0Xeerka Ladagaalanka Argagixisada<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"7\">\n<li>\u00a0Xeerka Doorashooyinka Golaha wakiilada<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"8\">\n<li>\u00a0Xeerka Caasimada.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Golaha ayaa la filayaa inuu Xeerarkaasi ansixiyo inta uu socdo kal fadhigani, waxaanu Gudoomiye Cirro sheegay in aroorta la bilaabi doono hawlaha Shaqo ee Golaha.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeisa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Mudaneyaasha Golaha wakiilada Somaliland, ayaa maanta ansixiyay Ajandaha kalfadhiga 27-aad ee golaha wakiilada oo dhawaan furmay kadib markii shalay mudaneyaashu ka doodeen.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2746,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7792","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-21G","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7792","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7792"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7792\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7792"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7792"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7792"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}