{"id":7783,"date":"2015-03-15T16:33:38","date_gmt":"2015-03-15T16:33:38","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7783"},"modified":"2015-03-15T16:33:38","modified_gmt":"2015-03-15T16:33:38","slug":"farsamada-qodaalka-arabsiyo-oo-lix-sano-kadib-dib-loo-furay-i","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/15\/farsamada-qodaalka-arabsiyo-oo-lix-sano-kadib-dib-loo-furay-i\/","title":{"rendered":"Farsamada qodaalka Arabsiyo oo lix sano kadib dib loo furay i"},"content":{"rendered":"<p>Hargeisa(AN)Farsamada qodaalka Degmada Arabsiyoayaa ayaa\u00a0 lix sano ka dib loo furay taas oo magaalda Arabsiyo oo kamid ah dhul beeralay ah ayaa iskaashatada farsamada qodaalka dib xarunteedii looga hirgaliyey xafiiskeedi ,iyadoo iskaashatadaas ay ku bahoobeen dhamaan beeralayda degaanada hoostaga Degmada Arabsiyo,<!--more--><\/p>\n<p>waxaana xurantani ay kaalin muuqata ka qaadanto habsami usocodka iyo dhiirigalinta shaqaalaha muruq maalka ah ee ku foogan sidii wax uga soosaari lahaayeen dhulka hodonka ku ah wax beerista waxaana<\/p>\n<p>Xafiiskan dib boodhka looga jafay ee iskaashatada Arabsiyo ayaa waxaa si wayn usoo dhaweeyey dadwaynaha ku dhaqan\u00a0 dadka ku dhaqan Degmada Arabsiyo\u00a0 qaar kamid ah dadwaynaha ayaa ka waramay doorka xafiiskan iyo kaalinta ay filayaan in uu ka qaata horumarinta Beeraha waxaana hadaladoodii kamid ahaa<\/p>\n<p>&#8220;waxaanu gacmo furan ku soo dhawaynaynaa xaruntii iskaashatada ee Arabsiyo oo dib loo furay taas oo aanu ku kalsoonahay in ay qayb ka noqon doonaan horumarka iyo wax soosaarka ka socda Gobolka Gabiley gaar ahaan Degmada oo kamid ah dhulka Ilaahay ku manaystay wax beerista&#8221;<\/p>\n<p>dadwaynaha ku dhaqan Arabsiyo oo sii wata hadaladooda<\/p>\n<p>&#8221; ururkii iskaashatada oo mudo dheer xidhnaaa kaalintiisina ayna ga maqnayd ayaa\u00a0 maanta waxaa ukacday dhalin yartii Degmada oo hormood ka ah waanu hambalyaynaynaa gacmo furan&#8221;<\/p>\n<p>waxay sidoo kale\u00a0 dadwaynahani\u00a0 fariin udireen dhamaan bulshada ku dhaqan Arabsiyo iyagoo ku booriyey dhamaan dadka degaanka iyo beeralayda sidii ay ula shaqayn lahaayeen ururka iskaashatada Arabsiyo<\/p>\n<p>Xarunta ururka iskaashatada Degmada Arabsiyo ayaa wxa ugu dabaysay in ay si toos ushaqayso sanadkii 2009 oo noqonaysa mudo\u00a0 6sano kahor taas oo siday ka dhawaajiyeen\u00a0 bulshada ku dhaqan Arabsiyo baahi wayn loo qabay XaruntaasArabsiyonews.comMuuse Xuseen XasanArabsiyo Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeisa(AN)Farsamada qodaalka Degmada Arabsiyoayaa ayaa\u00a0 lix sano ka dib loo furay taas oo magaalda Arabsiyo oo kamid ah dhul beeralay ah ayaa iskaashatada farsamada qodaalka dib xarunteedii looga hirgaliyey xafiiskeedi ,iyadoo iskaashatadaas ay ku bahoobeen dhamaan beeralayda degaanada hoostaga Degmada Arabsiyo,<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1496,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7783","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-21x","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7783","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7783"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7783\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7783"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7783"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7783"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}