{"id":7776,"date":"2015-03-15T10:57:17","date_gmt":"2015-03-15T10:57:17","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7776"},"modified":"2015-03-15T10:57:17","modified_gmt":"2015-03-15T10:57:17","slug":"daawo-mkuxigeenka-sland-oo-dhagax-dhigay-dhismaha-cusub-ee-wasaarada-tamarta-iyo-macdanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/15\/daawo-mkuxigeenka-sland-oo-dhagax-dhigay-dhismaha-cusub-ee-wasaarada-tamarta-iyo-macdanta\/","title":{"rendered":"Daawo M\/kuxigeenka S\/land oo dhagax dhigay dhismaha cusub ee Wasaarada Tamarta iyo Macdanta"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Daawo M\/kuxigeenka S\/land C\/raxmaan Saylic ayaa dhagax dhigay dhismaha cusub ee Wasaarada Tamarta iyo Macdanta ,Munaasibada dhagax dhiga dhismaha cusub ee wasaarada tamarta iyo macdanta s\/land ayaa waxaa kasoo qaybgalay Madaxwayne ku xigeenka S\/land C\/raxmaan C\/laahi Ismaacil Sayli ,wasiirka Tamarta iyo macdanta\u00a0 Xuseen Cabdi Ducaale Wasiir ku xigeenka wasaarada hawlaha guud,wasiirudawlaha wasaarada biyaha iyo masuuliyiinta ka qayb qaadanaysa dhismaha cusub<!--more--><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/yv6ADYMMh_4?feature=player_detailpage\" width=\"640\" height=\"360\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Daawo M\/kuxigeenka S\/land C\/raxmaan Saylic ayaa dhagax dhigay dhismaha cusub ee Wasaarada Tamarta iyo Macdanta ,Munaasibada dhagax dhiga dhismaha cusub ee wasaarada tamarta iyo macdanta s\/land ayaa waxaa kasoo qaybgalay Madaxwayne ku xigeenka S\/land C\/raxmaan C\/laahi Ismaacil Sayli ,wasiirka Tamarta iyo macdanta\u00a0 Xuseen Cabdi Ducaale Wasiir ku xigeenka wasaarada hawlaha guud,wasiirudawlaha wasaarada biyaha iyo masuuliyiinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7777,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7776","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-21q","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7776","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7776"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7776\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7776"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7776"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7776"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}