{"id":7703,"date":"2015-03-13T18:05:26","date_gmt":"2015-03-13T18:05:26","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7703"},"modified":"2015-03-13T18:05:26","modified_gmt":"2015-03-13T18:05:26","slug":"qaar-kamid-dadwaynaha-magaalada-arabsiyo-oo-sida-fiinta-uga-qayliyey-hadal-kasooyeedhay-dad-sheegtay-magaca-magaaladas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/13\/qaar-kamid-dadwaynaha-magaalada-arabsiyo-oo-sida-fiinta-uga-qayliyey-hadal-kasooyeedhay-dad-sheegtay-magaca-magaaladas\/","title":{"rendered":"Qaar kamid dadwaynaha magaalada Arabsiyo oo sida fiinta uga qayliyey hadal kasooyeedhay dad sheegtay magaca magaaladas"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo(AN) qaar kamid ah dadwaynaha ku dhaqan degmada Arabsiyo ayaa sida fiinta uga qayliyey hadal kasoo yeedhay dad sheegtay aqoonyahanka iyo dhalinyarada magaalada Arabsiyo kuwaas oo warbaahinta ku qoray warar\u00a0<!--more--><\/p>\n<p>dadkan oo la soo xidhiidhay shabakada Arabsiyonews.com ayaa sheegay in hadalkaa kasoo yeedhay ee lagu qoray warbaahintu aanu waxba ka jirin waxaana hadaladoodii kamid ahaa<\/p>\n<p>&#8220;Runtii waxaan usheegayaa umada in aanay jirin waxa meeshaa lagu qoray degmadunu horumar ku talaabsatay dadkana ay yihiin qaar iskahadlay waxaanu ka xunahay in maanta lagu qadhaabsado magacii aqoonyahan laakin waxa ayaan daro ah waxan ay qorayaan iyo aqoon yahan waa laba kala fog markaa waxay \u00a0yidhaadeen \u00a0farsamadii qodaalka beeraha waxa la siiyey cid aan beeralay ahayn ,waa wax laga xumaado in maanta horumarkii oo ay kow katahay degmadani \u00a0dhulka ilaahay ku manaystay wax beerida in maanta ay goaan ku gaadheen beeralaydii in ay iskaashato samaystaan laakin kuwa carqaladaynaya waxaa leeyaha waa inigu ceeb been abuurka iyo hor istaaga horumarka kasocda Arabsiyo&#8221;<\/p>\n<p>waxa kale oo dadwaynahani ku celceliyeen in aan marnaba loo dulqaadan karin hadalada noocaas oo kale ah<\/p>\n<p>&#8220;umad baynu nahay waxanoo kale meelahaa uun baan ka maqli jiray laakin dadkan isku magacaabay Aqoonyahanka iyo dhalinyarada \u00a0horta xaal ayaan siiyey labadaa magaca kuleh bulshada anuu waxaan odhan lahaa waa koox shifto ah oo ka dilaacday degaanka waxan halkan ka cadaynaynaa in aanay ku hadlayn afka dadka degmada Arabsiyo cidna aanay matalin loogana baahan yahay halka ay isku cumaamadeen ,waxaan umalaynayaa in ay maqleen uun meelahaas warbaahinta ayaa dadka laga been abuurtaa mida kale dakani waxay ka xun yihiin horumarka \u00a0maanta kasocda magaalda waxa jirtay in ay hore ucarqaladeeyen kawaankii magaalada kaas oo ay galiyeen sawaxan iyo buuq kuna doodayeen waxbaan dhisnaa ,tana maanta haday ku dareen \u00a0anuu uma arko in ay kahadlayaan horumar e waxay laf dhuungashay kunoqdeen horumarkii magaalada taasna waa mid subxaanalah&#8221;<\/p>\n<p>Guntii iyo gabagabadii bulshada ku dhaqan magaalada Arabsiyo ayaa ka sinaa kana xumaaday hadalka ka sooyeedhay dadkaa isku magacaabay Aqoonyahanka iyo dhalinyarada magaalada Arabsiyo waxaanay carabka ku adkeeyen in aanloo dulqaadan doonin cid hor istaata horumarka iyo sumcada magaalada Arabsiyo<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo(AN) qaar kamid ah dadwaynaha ku dhaqan degmada Arabsiyo ayaa sida fiinta uga qayliyey hadal kasoo yeedhay dad sheegtay aqoonyahanka iyo dhalinyarada magaalada Arabsiyo kuwaas oo warbaahinta ku qoray warar\u00a0<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1496,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7703","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-20f","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7703","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7703"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7703\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7703"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7703"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7703"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}