{"id":7587,"date":"2015-03-10T12:44:52","date_gmt":"2015-03-10T12:44:52","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7587"},"modified":"2015-03-10T12:44:52","modified_gmt":"2015-03-10T12:44:52","slug":"daawo-qiso-dhab-ah-nin-somaali-ah-oo-ka-baxay-diinta-islaamka-subxaana-laah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/10\/daawo-qiso-dhab-ah-nin-somaali-ah-oo-ka-baxay-diinta-islaamka-subxaana-laah\/","title":{"rendered":"Daawo Qiso dhab ah Nin Somaali ah oo ka baxay diinta islaamka subxaana laah"},"content":{"rendered":"<p>Halkan waxaan ku soo qaadanaynaa qiso dhab ah oo sababteedu loo aaneyynayo burburka, barakaca, dilka iyo boobka ka dhashay dagaaladii sokeeye, dadkii ka barakacayna maciin u noqday kaniisado oo ku guulaystay inay qaar ka mid ah quluubtooda hantaan.<!--more--><br \/>\nShariif Cali Shariif Ibraahim oo ka mid ah Alhu Baytka (Asharaaf). Siiba ashaaraf Sarmaan asal ahaana ka soo jeeda Gobolka Bay ( Baidoba), kuna koray degmada Boondheere (Muqdisho), aabbahiis Shariif Ibraahim wuxuu iiMam Masaajid ahaa muddo 16 sanno ah kahor intuusan geeriyoonin bilowgii dagaaladii sokeeye 1990-kii.Halkan ka daawo Warkaas oo faahfaahsan<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/cOrKd-4aPf8?feature=player_embedded\" width=\"640\" height=\"360\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Halkan waxaan ku soo qaadanaynaa qiso dhab ah oo sababteedu loo aaneyynayo burburka, barakaca, dilka iyo boobka ka dhashay dagaaladii sokeeye, dadkii ka barakacayna maciin u noqday kaniisado oo ku guulaystay inay qaar ka mid ah quluubtooda hantaan.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7588,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5],"tags":[],"class_list":["post-7587","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Yn","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7587","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7587"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7587\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7587"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7587"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7587"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}