{"id":7552,"date":"2015-03-08T23:22:42","date_gmt":"2015-03-08T23:22:42","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7552"},"modified":"2015-03-08T23:22:42","modified_gmt":"2015-03-08T23:22:42","slug":"haakah-suggihii-shalay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/08\/haakah-suggihii-shalay\/","title":{"rendered":"Haakah Suggihii Shalay"},"content":{"rendered":"<p>Haakah Suggihii Shalay<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/haka.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7553\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/haka-300x250.jpg?resize=300%2C250\" alt=\"haka\" width=\"300\" height=\"250\" \/><\/a><\/p>\n<p>Inkasta oo ay ahayd Maah-maah dunida caanka Noqotay in aanay siyaasaddu lahayn saaxiib Joogta ah balse ay leedahay Dan joogta ah taaso mic-neheeddu noqonaayo ha isku halley saaxiibkaaga Maanta ee siyaasadda aad ku wadaa-jirtaan kuna wadaa socotan hadaf ha colaad-san ileyn dani isku kiin-keentaaba la arki doonee. Waxa kale, oo taas la mid ah odhaah kale oo soomaaliyeed iyana tidhaahda ninkii sallaan dheer fuulla siiba-shaa xiggin.<br \/>\nwaxa dheggaha shacabka dawakhiyey hadalk haynta xad-dhaafka ah ee ku saab-san mid ka mid ahaa wasiiraddii uu dhowaan Siilaanyo ka bedelay wasaaraddii ay maamuli jireen isago- geeyey wasaarad kale oo ah mid hal-bowle ah, lagana soo kexeeyey Wasaarad ka mid ah mishiinada dhaqaajiyaa Dalka, Wasiir kaasoo jawo-wareer siyaasadeed ka qaaday Bedelkii lagu sammeeyey isago sheegay in aanu Xilkaas Cusub ee lo magacaabay aanu u qalmin , lagalana tashan markii Bedelka lagu sameynaayey oo sidaa uu sheegtay uu ku maqnaa shaqo qaran, Hase ahaatee maadaama oo uu Madaxweynuhu sidaas Gartay uu isna Xilka iska casilay.<\/p>\n<p>Dhacdadaasi waxay uu qaadan waa ku noqotay Bulshada intaa badan indhaha ku haysaa siyaasada dalka oo markii hore Wasiir Samaale uu maleynaayey Nin ka weyn Xilka uu hayey oo lagu aamini-karaayo Man-sabka Guud ee Qarankuu leeyahay oo uu hiig-sigiisana marar badan u usoo bandhigay dad-weynaha. Sidaas oo ay tahay waxa fajec iyo ama-kaag ummadda Ku riday kaddib markii uu Wasiir Samaale warbaahinta lasoo fadhiista odhaah-yo ka aradan Mil-gaha uu leeyahay siyaasiga Rug cadaaga ahii, sidoo kalena, ereyadaasi intaa badan kama soo fu\u2019laan qof lagu tiriyo Ehel siyaasadeed ama leh Damac gaadhsiisan inuu himiladiisa ku gaadho Madaxweyne-nimo.<br \/>\nTusaale ahaan hadaan ereyada Wasiir Samaale aan wax ka xusno waxa ka mid ahaa inuu wasiirku ku tiraabay odhaah-yo anay soomaaliddu dhaqan u lahayn kuwaasoo ahaa, inay Marwada qaranku Madaxweynaha ka Hoos saartay xilli uu Hur-day Isku shaan-dheytna oo annu Madaxweynuhuu waxba ka og-geyn<br \/>\nLiiskii wasiirada uu ka mid ka ahaa qaarna lagu eryey qaarna lagu kala Bedelay, waxa kale oo hadalka wasiir Samaale laga dhaadhan-sanaayey inay Hooyada Dalka Marwo Amina Maxamuud Jirde ay Saaxiibadeed Samsam keen-satay Wasaaraddi dhaqaalaha dalka.<\/p>\n<p>Waxana uu hadalkiisu isagu Biyo shubanaayey in annu Madaxweynaha Qaranku Tallada Wadanka waxba kala Socon, sababtana waxa uu usii fasilay oo uu yidhii. \u201cMadaxweynuhuu dib ayuu ka ogaan doonaa xilka qaadistan\u201d.<br \/>\nWaxa kale, oo warbaahinta sidaa Khaaska ah uu taageerta wasiir Samaale ay ilaa habeen hore ay cay iyo af-lagaado kala duwan ku baahinaayeen baraha Internet-ka kuwaasoo ku bar-tilmaameed-sanaayo Marwada qaranka oo ay sheegen inay lahayd oo ay iyadu soo saartay Liiska isku-shaan-sheynta wasiiradda, waxa kale oo ay Nimankaasi ku an-dacoodeen in anu Madaxweynuhu waxba kala Socon war-saxaafadeedkii uu soo saaray.<\/p>\n<p>Hadaba marka laga yimmaado wax-yaa-bahaasoo oo dhan waxa uu wasiir sammaale ahaa Nin si weyn uu Difaaca Talada iyo hoggaaminta Madaxweyne Siilaanyo isago mar walbaa sheegi jirey in Mucaarid ay Habaaran Siilaanyo oo uu sii xil kas-nimo leh uu gudto waajibaadkiisa shaqo ee qaranka uu hayo, waxa kale, oo jiraa in uu wasiir Sammaale ku dooday in aan lagala tashan Xilka Cusub ee lo magacaabay, taaso Bulshada tuseysaa indho la\u201daanta sharci iyo da\u2019firaada awoodaha dastuuriga ah ee uu Madaxweynuhu leeyahay oo anay aqoonin-ba iyo inuu idho sar-caad ay ka tahay Masuulkan lama kala og-gaa.<br \/>\nWaxase yaabku yahay markii uu sheegay in aannu Saaxiibkiisi Macaalinka uu ahaa inuu Siyaasadda soo gallo oo maanta haya Min-diida Daab-keeda uu yidhaahdo Xil danbe ka Qaban Maayo intaa uu Siilaanyo Talada Wadanka hayo. Hadana raaciyey inuu kasii mid ahaanaayo Xisbigii Talada hayey.<br \/>\nIsku soo wadaa duubo Wasiir Samaale ayaa muddo dheer ahaa abaan-duulaha Murannada uu hor-seedda Xisbiga Kulmiye ee hoggaaminta Gacanta ku hayaa, waxana laga wadaa war-qabbaa doorkii uu ku lahaa khilaafkii gaadhay meesha sarre ee soo kala dhex-galay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo Madaxweynaha Qaranka, kaasoo intaa badan sababtiisa lo tiriyo Wasiirkan hada caggo dhabadka ah ee Samaale.<br \/>\nDocda kale Mgacaabista Haweenayda lo dhiibay xilka wasiirka Maaliyadda Marwo Sam-sam Cabdi Aadan ayaa lagu bartay Fir-fircooni badan mudaadi ay xilka haysay iyado shacabka Reer Somaliland meel kasta oo ay joogan ay amaan badan usoo jeediyeen, xanaaqa wasiir samaale ee xilka Cusub ayaa Bulshada in badani ku mic-neeyen inay tahay inuu Masuulkani ku tagri fali jirey Hantida qaranka ee uu Gacanta uu ku hayey.\u00a0Musuq-maasuq sammeeyey la soco qaybo kale\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026<br \/>\nW\/Q Cabdi Casiis Bashiir nuur : Tel: 4144434<br \/>\nArabsiyonews MasuulkamaAha Aragtida Dadwaynaha<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Haakah Suggihii Shalay Inkasta oo ay ahayd Maah-maah dunida caanka Noqotay in aanay siyaasaddu lahayn saaxiib Joogta ah balse ay leedahay Dan joogta ah taaso mic-neheeddu noqonaayo ha isku halley saaxiibkaaga Maanta ee siyaasadda aad ku wadaa-jirtaan kuna wadaa socotan hadaf ha colaad-san ileyn dani isku kiin-keentaaba la arki doonee. Waxa kale, oo taas la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7553,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-7552","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-arimaha-bulshada"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1XO","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7552","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7552"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7552\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7552"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7552"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7552"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}