{"id":755,"date":"2014-12-03T17:11:12","date_gmt":"2014-12-03T17:11:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=755"},"modified":"2014-12-03T17:11:12","modified_gmt":"2014-12-03T17:11:12","slug":"booliska-oo-hargeysa-ku-xidhay-xubno-xisbiga-waddani-ka-tirsan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/03\/booliska-oo-hargeysa-ku-xidhay-xubno-xisbiga-waddani-ka-tirsan\/","title":{"rendered":"Ciidamada Booliska oo Xabsiga utaxaabay Xubno Ka Tirsan Xisbiga Waddani  &#8211;"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(An)December-03-2014- Ciidanka Booliska Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ku xidhay Xubno ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani. Xubnaha ayaan la qabtay abaaro duhurkii maanta iyagoo maraya jidka hawlbawlaha ah ee Madaxtooyada hor kadibna lagu xidhay Xabsiga dhexe.<br \/>\nXubnahan waxaa ka mid ah Guddoomiye ku xigeenkii Afraad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani Marwo Milgo Maxamed Cilmi (Milgo-sanbalooshe), Hinda Xasan Idiris iyo Daa\u2019uud Food Cade.<br \/>\nIlaa hadda ma jir war rasmi ah oo ka soo baxay dhinacyada Waddani iyo Xukumadda oo ku saabsan Xadhiga Xubnahan, balse ilo wareedyo u dhuun daloola Xadhiga xubnahan ayaa iftiimiyay in xubnahan loo bartilmaameedsaday si xukumaddu u carqaladayso Munaasibad Xisbiga Waddani ku soo dhaweynayo xubno ku soo biiraya oo xubnahani ka mid ahaayeen Guddida qabanqaabinaysa.<br \/>\nArabsiyonews.net-desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(An)December-03-2014- Ciidanka Booliska Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ku xidhay Xubno ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani. Xubnaha ayaan la qabtay abaaro duhurkii maanta iyagoo maraya jidka hawlbawlaha ah ee Madaxtooyada hor kadibna lagu xidhay Xabsiga dhexe. Xubnahan waxaa ka mid ah Guddoomiye ku xigeenkii Afraad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani Marwo Milgo Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":756,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-755","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-cb","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/755","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=755"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/755\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=755"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=755"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=755"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}