{"id":7540,"date":"2015-03-08T21:40:08","date_gmt":"2015-03-08T21:40:08","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7540"},"modified":"2015-03-08T21:40:08","modified_gmt":"2015-03-08T21:40:08","slug":"reer-awdal-haday-tabasho-lahaayeen-adiga-ayaa-iga-horeeyay-oo-wasiir-ahaa-ee-yaan-wax-kale-la-ila-soo-hoos-gelin-waxaan-ku-shaqaynayaa-cadaalad-guddoomiyaha-hayadda-shaqaalaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/08\/reer-awdal-haday-tabasho-lahaayeen-adiga-ayaa-iga-horeeyay-oo-wasiir-ahaa-ee-yaan-wax-kale-la-ila-soo-hoos-gelin-waxaan-ku-shaqaynayaa-cadaalad-guddoomiyaha-hayadda-shaqaalaha\/","title":{"rendered":"Reer AWDAL, Haday Tabasho Lahaayeen Adiga Ayaa Iga Horeeyay Oo Wasiir Ahaa, Ee Yaan Wax Kale La Ila Soo Hoos Gelin, Waxaan Ku Shaqaynayaa Cadaalad&#8221; Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Shaqaalaha &#8211;"},"content":{"rendered":"<p>Hargeisa-(AN)-Guddoomiyaha Cusub ee Hay&#8217;adda Shaqaalaha Dawladda Maxamed Mixille Boqorre, oo muddo soo ahaa Guddoomiyaha Machadka Shaqaalaha Dawlada, ayaa gaashaanka ku dhuftay hadalo duur-xul iyo kaftan isugu jiray oo uu munaasibadii xil-wareejinta ka jeediyay Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Mr Abgaal, oo ay ka soo wada jeedaan gobalka AWDAL, kaas oo uu Wasiir Abgaal, uu ugu soo jeediyay in Guddoomiyaha cusub ee Hay&#8217;adda Shaqaalahu dawladu, uu si gaar ah u ogaado dadka reer AWDAL, ee uu isagu ka soo jeedo. &#8211;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/hhhhhhhhhhhhh-17.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7541\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/hhhhhhhhhhhhh-17-300x225.jpg?resize=300%2C225\" alt=\"hhhhhhhhhhhhh-17\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Cusub ee Hay&#8217;adda Shaqaalaha Dawladda Maxamed Mixille Boqorre, waxa uu isaga oo iska difaacaya hadalada Wasiir Abgaal, uu si cad u bayaamiyay<br \/>\nin aanu reernimo iyo qabyaalada ku shaqayn doonin ee uu ku shaqayn doono oo kaliya cadaalad, ay ka siman yihiin shaqaalaha dawlada Somaliland oo dhan, waxaanu Guddoomiyaha Cusub ee Hay&#8217;adda Shaqaalaha Dawladda Maxamed Mixille Boqorre, uu hadalkisii ku bilaabay oo uu yidhi isaga oo arrintan ka hadlaya,<\/p>\n<p>&#8221;Reer AWDAL, haday tabasho lahaayeen iyo hadii aanay lahayn-ba adiga ayaa Wasiir Abgaalow, Wasiir ahaa oo aniga iga horeeyay, laakiin anigu waxa aan leeyahay Laba wallaal, oo ah daacadnimo iyo cadaalada, Shaqaalaha Dawladana waxaanan ku dhaqayaa sharciga iyo caddaalada shacabka Somaliland, iyo xukuumaddana waxa aan leeyahay oo aan u soo jeediayaa in aan wax kale la iilla iman karin, waxaan leeayahay yaan la illa soo hoos gelin oday yar oo wax la ordaaya ma ahi mid aqbalaaya&#8221; ayuu yidhi Maxamed Mixille Boqorre cusub ee Hay&#8217;adda shaqaalaha dawlada ee xilka la wareegay.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com Office Gabiley<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeisa-(AN)-Guddoomiyaha Cusub ee Hay&#8217;adda Shaqaalaha Dawladda Maxamed Mixille Boqorre, oo muddo soo ahaa Guddoomiyaha Machadka Shaqaalaha Dawlada, ayaa gaashaanka ku dhuftay hadalo duur-xul iyo kaftan isugu jiray oo uu munaasibadii xil-wareejinta ka jeediyay Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Mr Abgaal, oo ay ka soo wada jeedaan gobalka AWDAL, kaas oo uu Wasiir Abgaal, uu ugu soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7541,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7540","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1XC","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7540","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7540"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7540\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7540"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7540"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7540"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}