{"id":7533,"date":"2015-03-08T16:31:29","date_gmt":"2015-03-08T16:31:29","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7533"},"modified":"2015-03-08T16:31:29","modified_gmt":"2015-03-08T16:31:29","slug":"somaliya-oo-sheegtay-in-ay-diyaar-utahay-wadahadal-bilaa-shuruud-ah-in-ay-lagasho-sland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/08\/somaliya-oo-sheegtay-in-ay-diyaar-utahay-wadahadal-bilaa-shuruud-ah-in-ay-lagasho-sland\/","title":{"rendered":"Somaliya oo sheegtay in ay diyaar utahay wadahadal bilaa shuruud ah in ay lagasho S\/land"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (AN)-Dawlada Somaliya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay wada hadal shuruud la\u2019aan ah la gasho dawlada Somaliland ,iyadoo sheegtay inay markasta Dawlada Somaliya qadarinayso midnimo qaran oo dhalatay.<!--more--><br \/>\nWasiirka warfaafinta Dawlada Somaliya Mr Maareeye ayaa sheegay in dawlada Somaliya diyaar u tahay wada hadal kasta oo lagu soo celinayo xidhiidh midnimo oo dhex maray dawlada Somalilad,wallow wada hadalkii ugu dambeeyay ay dawlada Somaliland mowqif adeg iska taagtay kadib markii laga baxay shuruudihii lagu xidhay dawlada Somaliya inay buuxiso.\u201dDowladda Federaalka iyada oo mar walba u taagan midnimada Soomaaliya, waxay caddeyneysaa in ay diyaar u tahay wada hadal shuruud la\u2019aan ah oo dan u ah Midnimada iyo horumarinta shacabka Soomaaliyeed oo fool-ka-fool la isku soo hor fadhiisto\u201d ayuu yidhi wasiirka warfaafinta dawlada Somaliya Mr Maareeye.<\/p>\n<p>Labada mowqif ee ay kala haystaan dawlada Somaliya iyo dawlada Somaliland ayaa noqonaya mid aan la isla qaadan karin,iyadoo Somaliland doonaysa inay noqoto dal Somaliya inteeda kale ka madax banaan halka dawlada Somaliya doonayso inay dib u soo celiyaan midnimadii lixdankii.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Muqdisho Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (AN)-Dawlada Somaliya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay wada hadal shuruud la\u2019aan ah la gasho dawlada Somaliland ,iyadoo sheegtay inay markasta Dawlada Somaliya qadarinayso midnimo qaran oo dhalatay.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7534,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7533","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Xv","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7533","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7533"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7533\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7533"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7533"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7533"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}