{"id":7530,"date":"2015-03-08T16:25:05","date_gmt":"2015-03-08T16:25:05","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7530"},"modified":"2015-03-08T16:25:05","modified_gmt":"2015-03-08T16:25:05","slug":"xildhibaan-xariir-siciid-bulaale-oo-ku-geeriyooday-hargaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/08\/xildhibaan-xariir-siciid-bulaale-oo-ku-geeriyooday-hargaysa\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Xariir Siciid Bulaale oo ku geeriyooday Hargaysa"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Waxa Ku geeryooda cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa xildhibaan Xariir Siciid Bulaale oo kamid ahaa xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland, <!--more--><br \/>\nGeerida Xildhibaanka waxaa warbaahinta u Xaqiijiyay Mid ka mid ah Ehelkiisa Xildhibaan Xariir Siciid Bulaale Waxa uu Ka Mid ahaa Xildhibaanaddii Gobolka Togdheer\u00a0 uga soo Baxay Xisbiga UDUB gaar ahaan Deegaanka Qorilugud oo uu Xildhibaanku Kasoo Jeedo. \u00a0Siddoo Kale Geeridda Xildhibaan Xariir Siciid Ducaale Waxaa Noo xaqiijiyay Xoghaya Guud ee Golaha Wakiiladda Mudane Cabdirisaaq Siciid Ayaanle oo Ehelkii iyo Asxaabtii iyo Qarankaba Ka Tacsiyadeeyay Geeridaasi Naxdinta leh<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Waxa Ku geeryooda cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa xildhibaan Xariir Siciid Bulaale oo kamid ahaa xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland,<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7531,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7530","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Xs","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7530","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7530"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7530\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7530"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7530"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7530"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}