{"id":7511,"date":"2015-03-07T20:22:45","date_gmt":"2015-03-07T20:22:45","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7511"},"modified":"2015-03-07T20:22:45","modified_gmt":"2015-03-07T20:22:45","slug":"masjidul-jaamaca-degmada-arabsiyo-oo-dib-dhis-lagu-wado","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/07\/masjidul-jaamaca-degmada-arabsiyo-oo-dib-dhis-lagu-wado\/","title":{"rendered":"Masjidul Jaamaca Degmada Arabsiyo Oo Dib Dhis Lagu Wado"},"content":{"rendered":"<p>Masjidul Jaamaca Degmada Arabsiyo Oo Dib Dhis Lagu Wado<\/p>\n<p>Masjidul jaamacii Magaalada Arabsiyo oo Culimada waawayn ee Dagmada Arabsiyood ay in badan ku baaqayeen dhiskiisa iyo Sidii ay uga qabqaadan lahaayeen Dib udhiskiisa ayaa Maanta Si rasmiya loo bilaabay Dib udhiskiisii oo laga qaaday jiingadii,iyadoo Loo dhisi doono hab Casriya.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/PIC_0312.JPG.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-7512\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/PIC_0312.JPG-300x225.png?resize=696%2C522\" alt=\"PIC_0312.JPG\" width=\"696\" height=\"522\" \/><\/a><\/p>\n<p>Miskiid jaamaca Arabsiyoo ayaa Siduu Sheegay Imaamku ,Sheekh Axmad Faarax in Markii ugu horaysay la dhisay 1964 taasoo muujinaysa inuu Mudo aad ubadan jiray kana midyahay miskiidada ugu da&#8217;da wayn Soomaaliland isagoo ugu baaqay umada Soomaaliland,gaar ahaan umada gobolka Gabilay inay qayb laxaadle ka<br \/>\nqaataan dib udhiska Masjid jaamaca Dagmada Arabsiyo &#8211;<\/p>\n<p>Maxamed Juba Arabsiyonews.com Office Gabiley somaliland<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masjidul Jaamaca Degmada Arabsiyo Oo Dib Dhis Lagu Wado Masjidul jaamacii Magaalada Arabsiyo oo Culimada waawayn ee Dagmada Arabsiyood ay in badan ku baaqayeen dhiskiisa iyo Sidii ay uga qabqaadan lahaayeen Dib udhiskiisa ayaa Maanta Si rasmiya loo bilaabay Dib udhiskiisii oo laga qaaday jiingadii,iyadoo Loo dhisi doono hab Casriya. Miskiid jaamaca Arabsiyoo ayaa Siduu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7512,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7511","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1X9","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7511","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7511"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7511\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7511"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7511"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7511"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}