{"id":747,"date":"2014-12-03T16:09:10","date_gmt":"2014-12-03T16:09:10","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=747"},"modified":"2014-12-03T16:09:10","modified_gmt":"2014-12-03T16:09:10","slug":"maxaa-ka-jira-wararka-sheeagaya-in-siyaasiyiinta-madasha-wadatashigu-ay-dhawaan-ka-hilaaci-doonayaan-xisbiga-ucid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/03\/maxaa-ka-jira-wararka-sheeagaya-in-siyaasiyiinta-madasha-wadatashigu-ay-dhawaan-ka-hilaaci-doonayaan-xisbiga-ucid\/","title":{"rendered":"Maxaa Ka Jira Wararka Sheeagaya In Siyaasiyiinta Madasha Wadatashigu Ay Dhawaan Ka Hilaaci Doonayaan Xisbiga Ucid"},"content":{"rendered":"<p>Hargeisa[AN] Maxaa Ka Jira Wararka Sheeagaya In Siyaasiyiinta Madasha Wadatashigu Ay Dhawaan Ka Hilaaci Doonayaan Xisbiga Wdani<\/p>\n<p>Sida ay sheegayaan ilo-wareedo xogogaal ahi wada-hadalo hoose oo u socday xisbiga mucaaridka ah ee UCID iyo siyaasiyiinta madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka ayaa u muuqda kuwa guulaysanaya, isla markaana ay labada dhinac isku af-garteen inay u midoobaan sidii ay wada-jir ugu wajihi lahaayeen iyagoo is-kaashanaya mushkiladaha dalka ka taagan ee ay u horseeday xukuumadda Siilaanyo. &#8211; See more at<br \/>\nXogaha laga helayo wada-hadalkaas hoose ayaa sheegay inay dhawaan xisbiga UCID ka hilaaci-doonaan hogaanka madasha wada-tashiga iyo taageerayaashoodaba, taas oo miisaanka siyaasadeed ee Somaliland wax-wayn badali-doonta hadii ay dhacdo, isla markaana qayb ka noqon-doonta in la helo xisbiyo mucaarid ah oo ka adag kuwa &#8211; See more<\/p>\n<p>hadda jira, isla markaana cadaaladda darada iyo musuqmaasuqa xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo ummadda si hufan ugu soo bandhigi karra.<\/p>\n<p>Sidoo kale Xisbiga UCID ayaa filayaa inay siyaasiyiin badan oo kale ku soo biiri-doonaan bilaha iyo todobaadada inaga soo fool-leh, kuwaas oo sida ay tibaaxaha laga helayo xuseen inay ku jiraan shaqsiyaad xilal ka soo qabtay xukuumadda Kulmiye iyo tii Daahir Rayaale-ba.-Xigasho Haatuf<br \/>\nArabsiyonews.com<br \/>\nHargeisa office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeisa[AN] Maxaa Ka Jira Wararka Sheeagaya In Siyaasiyiinta Madasha Wadatashigu Ay Dhawaan Ka Hilaaci Doonayaan Xisbiga Wdani Sida ay sheegayaan ilo-wareedo xogogaal ahi wada-hadalo hoose oo u socday xisbiga mucaaridka ah ee UCID iyo siyaasiyiinta madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka ayaa u muuqda kuwa guulaysanaya, isla markaana ay labada dhinac isku af-garteen inay u midoobaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":748,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-747","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-c3","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/747","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=747"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/747\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=747"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=747"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=747"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}