{"id":7451,"date":"2015-03-06T22:09:53","date_gmt":"2015-03-06T22:09:53","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7451"},"modified":"2015-03-06T22:09:53","modified_gmt":"2015-03-06T22:09:53","slug":"warar-kasoo-baxaya-kulan-magaalada-addisababa-ku-dhexmaraya-siyaasiyiin-uu-horkacayo-suldan-wabar-iyo-wafti-ka-socda-dawlada-federaalka-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/06\/warar-kasoo-baxaya-kulan-magaalada-addisababa-ku-dhexmaraya-siyaasiyiin-uu-horkacayo-suldan-wabar-iyo-wafti-ka-socda-dawlada-federaalka-somaliya\/","title":{"rendered":"Warar Kasoo Baxaya Kulan Magaalada Addisababa Ku Dhexmaraya Siyaasiyiin Uu Horkacayo Suldan Wabar Iyo Wafti Ka Socda Dawlada Federaalka Somaliya"},"content":{"rendered":"<p>Borame (An) Warar kasoo baxaya xarunta Jabhada Suldaan Wabar APLF ee xuduuda Itoobiya ayaa sheegaya in wafti uu hogaaminayo Suldaan Wabar u baxayaan Magaalada Addisababa Ee Xarunta Itoobiya .<br \/>\nWaftiga Suldan Wabar ayaa la sheegayaa in ay Addisababa kula kulmi doonaan xildhibaano iyo Masuuliyiin kasocda dawlada Federaalka Somaliya oo muqdisho kasoo kicitimay.<br \/>\nSocdaalkani ayaa la hubin sobobta ka dambaysa iyo Ajandaha laga wada hadli doono,lamana oga in uu salka ku hayo burburkii wadahadalada Somaliland iyo Somaliya ee burburay.<\/p>\n<p>Siyaasiyiin Boramansews la hadashay oo xidhiidh dhaw la leh jabhada kacdoonka Awdal ayaa sheegay in xidhiidhkani hore u bilaabmay balse imika la gaadhay sidii iskaashi loo yeelan lahaa,isla markaana dawlada Somaliya u caawin lahayd dhaqdhaqaaqa Suldaan Wabar.<br \/>\nXidhiidh Boramanews la samaysay jabhada Suldaan Wabar ayaa waxaa noo suurtagalin in ay jawaab rasmiya ka bixiyaan wararka sheegaya in Suldan Wabar waftigaasi caasumaad uag wadaan dawlada Somaliya isla markaana u ambabaxayo Caasimada Muqdisho oo kulamo la yeelanayo Madaxda dawlada Somaliya.Wixii war kasoo kordha wararkayaga dambe ayaa idiinku soo gudbin doonaa.<br \/>\nArabsiyonews.net office<br \/>\nXigasho&gt; Boramansews.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Borame (An) Warar kasoo baxaya xarunta Jabhada Suldaan Wabar APLF ee xuduuda Itoobiya ayaa sheegaya in wafti uu hogaaminayo Suldaan Wabar u baxayaan Magaalada Addisababa Ee Xarunta Itoobiya . Waftiga Suldan Wabar ayaa la sheegayaa in ay Addisababa kula kulmi doonaan xildhibaano iyo Masuuliyiin kasocda dawlada Federaalka Somaliya oo muqdisho kasoo kicitimay. Socdaalkani ayaa la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7452,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7451","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Wb","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7451","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7451"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7451\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7451"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7451"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7451"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}