{"id":7395,"date":"2015-03-05T10:50:38","date_gmt":"2015-03-05T10:50:38","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7395"},"modified":"2015-03-05T10:50:38","modified_gmt":"2015-03-05T10:50:38","slug":"usa-qaar-kamid-ah-booliiska-fergusson-oo-cunsurinimo-shaqadii-looga-eryay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/05\/usa-qaar-kamid-ah-booliiska-fergusson-oo-cunsurinimo-shaqadii-looga-eryay\/","title":{"rendered":"USA Qaar kamid ah Booliiska Fergusson oo cunsurinimo shaqadii looga eryay"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-184536\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/booliiska-fergusson-740x370.jpg?resize=696%2C348\" alt=\"booliiska-fergusson\" width=\"696\" height=\"348\" \/><br \/>\n<strong>Maamulka magaalada Fergusson ee gobalka Missouri dalkaasi Maraykanka ayaa shaqadii ka eryey mid kamid ah askarta Booliiska magaaladaasi, waxaana shaqada si kumeel gaar ah looga fariisiyey labo askari oo kale.<\/strong><\/p>\n<p>Askartan ayaan lagu helay danbi ah inay ku hadleen hadalo cunsuri ah oo ka dhan ah dadka madow ee ku dhaqan magaalada Ferguson, kadib markii baaritaan lagu sameeyey emeilada ciidamada Booliiska.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Arbacadii shalay ayaa warbixin kasoo baxday wasaarada Cadaalada ee dalka Maraykanka lagu sheegay in ciidamada Booliiska Fergusson ay si joogto ah ugu tuntaan xaquuqda dadka madow ee ku dhaqan magaalada Fergusson.<\/p>\n<\/div>\n<p>Magaalada Fergusson ayaa muddooyiinkii lasoo dhaafay xiisado ka taagnaayeen kadib markii askari cadaan ah uu dilay wiil Madow oo lagu magacaabo Micheal Brown.<\/p>\n<p>Askarigaasi oo lagu magacaabo Darren Wilson ayaa isagu sheegay inuu is difaacayey, walow dadka madow ay sheegeen in si ulla kac ah u dilay Michel Brown oo aan wax hub ah sidan.<\/p>\n<p>Baaritaan lagu sameeyey dilkan ayaa lagu sheegay inaan wax maxkamad ah lasoo taagi doonin askariga maadaama lagu waayey cadeyn ah inuu si khaldan ku dilay wiilkaasi Madow.<\/p>\n<p>Balse Dowlada Federaalka Maraykanka ayaa u sheegtay maamulka Fergusson inuu tilaabo adag ka qaado askarta Booliiska ee magaaladaasi ee la sheegay inay caado iyo dhaqan ka dhigteen inay si fool xun ulla dhaqmaan dadka madow isla markaana xaquuqdooda ku tuntaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka magaalada Fergusson ee gobalka Missouri dalkaasi Maraykanka ayaa shaqadii ka eryey mid kamid ah askarta Booliiska magaaladaasi, waxaana shaqada si kumeel gaar ah looga fariisiyey labo askari oo kale. Askartan ayaan lagu helay danbi ah inay ku hadleen hadalo cunsuri ah oo ka dhan ah dadka madow ee ku dhaqan magaalada Ferguson, kadib markii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7397,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7395","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Vh","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7395","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7395"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7395\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7395"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7395"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7395"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}