{"id":7388,"date":"2015-03-05T10:44:11","date_gmt":"2015-03-05T10:44:11","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7388"},"modified":"2015-03-05T10:44:11","modified_gmt":"2015-03-05T10:44:11","slug":"mishiinkii-kelyuhu-wuxuu-u-fadhiyay-45-kun-oo-dollar-mushaharka-madaxweynuhuna-waa-36-kun-oo-dollar-eng-maxamed-xaashi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/05\/mishiinkii-kelyuhu-wuxuu-u-fadhiyay-45-kun-oo-dollar-mushaharka-madaxweynuhuna-waa-36-kun-oo-dollar-eng-maxamed-xaashi\/","title":{"rendered":"&#8220;Mishiinkii Kelyuhu Wuxuu U Fadhiyay 45 Kun Oo Dollar Mushaharka Madaxweynuhuna Waa 36 Kun Oo Dollar..&#8221;Eng Maxamed Xaashi"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/9202b4acdd6a19f6f0f7041802bd1e14_L.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7390\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/9202b4acdd6a19f6f0f7041802bd1e14_L-277x300.jpg?resize=277%2C300\" alt=\"9202b4acdd6a19f6f0f7041802bd1e14_L\" width=\"277\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hargeysa(AN)Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa iftiimiyay farsamo xumooyin uu sheegay inay dawladda Somaliland haystaan,kuwaasi oo ku wajahan adeegyada aasaasiga ah ee Bulshada. Waxa uu sheegay in adeegyada caafimaad darro, cunnada dibadaha ka timaada iyo ashiyaada kaleba laga hir galin karo dalka gudihiisa haddii la isku tashado oo la tashiisho dhaqaalaha dalka. Waxa uu ku dooday in miisaaniyadda dawladdu gaadhi lahayd 5 Milyan iyo inka badan haddii si fiican loo maamulo.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa\u00a0 lagama maarmaan ah inaynu caafimaadkeena sare u qaadno\u00a0 oo\u00a0 dadka wax haysta dibada ayay u baxaan, kii aan waxba haysan oo dhakhtaradu u qoraan in aan halkan waxba lagaga qaban karina waa iska dhimo, qofkaana ka qaalisan lacagta kolkaas haddii uu dawlad u shaqeeyo iyo haddii aanu u shaqaynba in haddii la yidhaahdo halkan laguguma dawan karo, in wax loo qabto oo noloshiisa la badbaadiyoxaq ayuu u leeyahay. dhakhtarada weynu soo kiraysan karnaa mushahar ayaynu siin karnaa mushahar badan ayaynu siin karnaa, mushahar ay ku fadhiyi karaan ayaynu siin karnaa, \u00a0waynu soo iibsan karnaa qalabkii ay ku shaqaynayeen, waxaas dibada loo tagayo dalkeena ayaynu ka samaysan karnaa. marka aynu caafimaadka ka hadlayno, xigmad darada dadka haysata waxa ka mid ah, mishiinnadii kalyuhu way fadhiyeen, ninka ay keliyuhu wax noqdaan ee dibada tagi karaa fiisihii\u00a0 wuu ka dhacayaa, marka la yidhaahdo dhiigii saddex jeer ayaa lagaa bedelayaa ma xamili karo, ma joogi karayo, kii aan haysana waa iska dhimo. waxa ay u fadhiyeen waa 45 kun oo dollar oo qudha, madaxweynaha musharahkiisu waxa uu ahaa 36 kun Bishii, markaas baa la odhanayaa wax la\u2019aan baa jirta, wax la\u2019aani ma jirto ee farsamo xumo ayaa jirta, caqli xumo ayaa jirta, naxariis darro ayaa jirta\u201d ayuu yidhi Eng Maxamed Xaashi.<\/p>\n<p>Eng. Maxamed Xaashi waxa uu sheegay in Somaliland leedahay ilo dhaqaale oo badan kuna filan Bulshada, kuwaasi oo aan u qalmin in laga tahriibo. Waxa uu sheegay in dalkani leeyahay Xoolo nool, bad,dhul beereed, Khayraad dabiici ah iyo ilo dhaqaale oo badan oo aan ku haboonayn in dibada uun wax lagala soo dego.<\/p>\n<p>\u201cQabyaaladu waa ceeb,waa qaybsanaan, waa tacadi, oo labadii inan ee soo shaqo dontay ayay mid wax la doonaysa, midna aanay waxba la doonayn oo uu reer kale yahay. Qaranimaduna waa sharciga oo lagu dhaqmo oo dadku u siman yahay wixii dalka ka soo baxa\u201d ayuu yidhi Maxamed Xaashi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa iftiimiyay farsamo xumooyin uu sheegay inay dawladda Somaliland haystaan,kuwaasi oo ku wajahan adeegyada aasaasiga ah ee Bulshada. Waxa uu sheegay in adeegyada caafimaad darro, cunnada dibadaha ka timaada iyo ashiyaada kaleba laga hir galin karo dalka gudihiisa haddii la isku tashado oo la tashiisho dhaqaalaha dalka. Waxa uu ku dooday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7390,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7388","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Va","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7388","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7388"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7388\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7388"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7388"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7388"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}