{"id":7380,"date":"2015-03-05T10:36:03","date_gmt":"2015-03-05T10:36:03","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7380"},"modified":"2015-03-05T10:36:03","modified_gmt":"2015-03-05T10:36:03","slug":"1200-hindi-ah-oo-u-dhintay-cudurka-hargabka-doofaarka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/05\/1200-hindi-ah-oo-u-dhintay-cudurka-hargabka-doofaarka\/","title":{"rendered":"1200 Hindi ah oo u dhintay Cudurka Hargabka-Doofaarka"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-184540\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/Hargabka-Doofaarka2015.jpg?resize=484%2C272\" alt=\"Hargabka-Doofaarka2015\" width=\"484\" height=\"272\" \/><br \/>\n<strong>Ugu yaraan 1200 qof ayaa dalka India u dhintay cudurka loogu magacdaray Hargabka-doofaarka (Swine flu \/ H1N1 virus), sidaa waxaa xaqiijiyey dowlada Hindiya.<\/strong><\/p>\n<p>Todobaadkii lasoo dhaafay oo kaliya ayey 300 qof u dhinteen cudurkan sida fudud ku faafa. Halka hada tirada dadka cudurka u jiifa ay gaarayaan 22,240 qof.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Bishii December ayuu dalkaasi India ka dilaacay cudurkan halista ah ee loo bixiyey Hargabka Doofaarka, Wasaarada Caafimaadka ee dalka India ayaa shacabkeeda ugu baaqday inay feejignaadaan balse aysan argagax ka qaadin cudurkan sida xawliga ah ku faafay.<\/p>\n<\/div>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-184547\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/swin-flue-12135.jpg?resize=620%2C330\" alt=\"swin-flue-12135\" width=\"620\" height=\"330\" \/><br \/>\nMagaalada Ahmedabad ee dalka India oo kamid ah magaalooyinka ugu dadka badan, ayaa ah goobta uu sida baaxadaleh ugu faafay cudurkan.<\/p>\n<p>Kumanaan kamid ah shacabka magaaladaasi ku dhaqan ayaa hada go\u2019aansaday inay guryahooda joogaan oo aysan shaqada tagin, wakhti uu halkaasi ka bilowday xili roobaadka oo laga cabsi qabo inuu sare usii qaado faafida cudurkan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 1200 qof ayaa dalka India u dhintay cudurka loogu magacdaray Hargabka-doofaarka (Swine flu \/ H1N1 virus), sidaa waxaa xaqiijiyey dowlada Hindiya. Todobaadkii lasoo dhaafay oo kaliya ayey 300 qof u dhinteen cudurkan sida fudud ku faafa. Halka hada tirada dadka cudurka u jiifa ay gaarayaan 22,240 qof. Bishii December ayuu dalkaasi India ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7381,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7380","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1V2","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7380","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7380"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7380\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7380"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7380"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7380"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}