{"id":7376,"date":"2015-03-05T10:31:22","date_gmt":"2015-03-05T10:31:22","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7376"},"modified":"2015-03-05T10:31:22","modified_gmt":"2015-03-05T10:31:22","slug":"hogaamiyeyaasha-koonfurta-sudan-oo-ku-guul-darraystay-inay-awood-qaybsi-ku-heshiiyaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/05\/hogaamiyeyaasha-koonfurta-sudan-oo-ku-guul-darraystay-inay-awood-qaybsi-ku-heshiiyaan\/","title":{"rendered":"Hogaamiyeyaasha Koonfurta Sudan Oo Ku Guul Darraystay Inay Awood Qaybsi Ku Heshiiyaan"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/d504d5bde1c97420b8b5ff23afe35a94_M.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7378\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/d504d5bde1c97420b8b5ff23afe35a94_M-300x169.jpg?resize=300%2C169\" alt=\"d504d5bde1c97420b8b5ff23afe35a94_M\" width=\"300\" height=\"169\" \/><\/a><\/p>\n<p>Jubba(AN)Hogaamiyeyaasha South Sudan, ayaa isku mariwaayay qorsheyaal lagu doonayay in lagu heshiis siiyo labada dhinac, si loo soo afjaro colaadda muddo sanadka badan ka taagan waddanka dunida ugu da\u2019da yare e South Sudan.<\/p>\n<p>Madaxweyne Silva Kiir iyo hoggaamiyaha falaagada Riyaq Mashar ayaa ku guul daraystay in ay heshiis ka gaadhaan sidii ay awooda u qeybsan lahayeen, iyadoo saacada yar uun ay ka hadhsanyihiin waqtigii kama dambeysta ahaa ee loo qabtay in ay heshiis ku gaadhaan..<\/p>\n<p>Waqtigaasi kama dambaeysta ah waxa u qabtay Urur goboleedka IGAD oo dhaxdhaxaadinaya labada dhinac.<\/p>\n<p>Maalintii Salaasada, golaha amaanka ee QM waxa uu meel mariyey qorshayaal cunaqabateen ah oo lagu bartilmaameedsanayo shaqsiyaadka looga shakinayo in ay is-hortaagayaan hanaanka nabada ee dalkaasi South Sudan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jubba(AN)Hogaamiyeyaasha South Sudan, ayaa isku mariwaayay qorsheyaal lagu doonayay in lagu heshiis siiyo labada dhinac, si loo soo afjaro colaadda muddo sanadka badan ka taagan waddanka dunida ugu da\u2019da yare e South Sudan. Madaxweyne Silva Kiir iyo hoggaamiyaha falaagada Riyaq Mashar ayaa ku guul daraystay in ay heshiis ka gaadhaan sidii ay awooda u qeybsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7378,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7376","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1UY","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7376","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7376"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7376\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7376"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7376"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7376"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}