{"id":73602,"date":"2024-02-19T18:03:45","date_gmt":"2024-02-19T18:03:45","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=73602"},"modified":"2024-02-19T18:03:45","modified_gmt":"2024-02-19T18:03:45","slug":"weerarradii-lagu-hayey-ciidamada-maraykanka-ee-bariga-dhexe-oo-hakaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2024\/02\/19\/weerarradii-lagu-hayey-ciidamada-maraykanka-ee-bariga-dhexe-oo-hakaday\/","title":{"rendered":"Weerarradii Lagu Hayey Ciidamada Maraykanka Ee Bariga Dhexe Oo Hakaday"},"content":{"rendered":"<p>Ciraaq (Arabsiyo) &#8211; Booqasho uu Magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq uu ku tagay madaxa Ciidamada Gaarka ah ee Iran ee Quds, ayaa la sheegay inay hakad gelisay weeraradii ay kooxo ay Iran taageerto oo Ciraq ka howlgala ku hayaan ciidamada Mareykanka.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa wakaalada wararka ee Reuters waxa ay ka soo xigatay ilo Ciraaq iyo Iran ah oo sheegay in arrintan ay muujineyso in xukumadda Tehran ay dooneyso inay ka hor tagto colaad gobolka oo dhan ku fidda.<\/p>\n<p>Madaxa Ciidamada Quds ee Iran, Ismaciil Qaani ayaa la kulmay wakiillo ka kala socday dhowr ka mid ah kooxaha hubeysan, kullankaas oo ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Baqdaad 29-kii bihii January, wax ka yar 48 saacadood, markii Washiington ay ku eedeysay kooxahaas inay ka dambeeyeen dilka saddex askari oo Mareykan ah oo ku sugnaa saldhig uu Mareykanka ku Urdun.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa afar sano ka hor khaarijiyay ninka jagadan uga horreeyay Qaani, kaddib marki uu la beegsaday weerar loo adeegsaday diyaaradaha dhulka laga hago ee Drone-ka, meel ku dhow isla garoonka Baqdad.<\/p>\n<p>Kooxihi uu Qaani la kulmay ayuu u sheegay in daadinta dhiiga ciidamada Mareykanka ay ka dhalan karto jawaab culus oo ka timaada Mareykanka. Sidaas waxaa xaqiijiyay ilaa toban il-wareed oo Reuters ay soo xigatay.<\/p>\n<p>Waxa uu u sheegay madaxdii maleeshiyada uu la kulmay inay isgaabiyaan, si ey uga fogaadaan duqeyn mareykanka uu la beegsado madaxdooda.<\/p>\n<p>Ila wareedyada ayaa sheegay in mid ka mid ah kooxahaasi uu diiday codsiga Qaani, in kastoo kuwii kale ay ogolaadeen.<\/p>\n<p>Maalin ka dib kullankaas ayaa kooxda ay Iran taageerto ee Kataib Hezbollah waxay ku dhawaaqday inay joojineyso weeraradii ay Mareykanka ku heysay.<\/p>\n<p>Tan iyo bishii Feb. 4teedii, ma jirin weeraro lagu qaaday ciidamada Marykanka ee ku sugan Ciraaq iyo Suuriya, marka la bar bar dhigo 20 weerar oo muddo laba todobaad ah lagu qaaday, ka hor inta uu Qaani kooxahaas la kulmin.<\/p>\n<p>Kooxahan ayaa weeraradooda uga soo horjeeday dagaalka ay Israel ku heyso Gaza.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciraaq (Arabsiyo) &#8211; Booqasho uu Magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq uu ku tagay madaxa Ciidamada Gaarka ah ee Iran ee Quds, ayaa la sheegay inay hakad gelisay weeraradii ay kooxo ay Iran taageerto oo Ciraq ka howlgala ku hayaan ciidamada Mareykanka. Hadalkan ayaa wakaalada wararka ee Reuters waxa ay ka soo xigatay ilo Ciraaq iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68144,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-73602","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/biden-1.webp?fit=696%2C392&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-j98","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73602","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73602"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73602\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73603,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73602\/revisions\/73603"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68144"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73602"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73602"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73602"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}