{"id":73590,"date":"2024-02-15T17:09:48","date_gmt":"2024-02-15T17:09:48","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=73590"},"modified":"2024-02-15T17:14:31","modified_gmt":"2024-02-15T17:14:31","slug":"isreal-oo-ku-adkaysanaysa-weerarka-rafax","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2024\/02\/15\/isreal-oo-ku-adkaysanaysa-weerarka-rafax\/","title":{"rendered":"Isreal Oo Ku Adkaysanaysa Weerarka Rafax"},"content":{"rendered":"<p>Isreal (Arabsiyo) &#8211; Ra&#8217;iisul-wasaaraha Israa&#8217;iil Benjamin Netanyahu, ayaa ku adkeystay in uu ciidamadiisa u diray magaalada Rafax ee ku taalla marinka Gaza, isaga oo dhagaha ka furaystay dhamaan baaqyadii ku aadanaa in aanu weerarin halkaas loo diray.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Faransiiska ayaa ka mid ah hoggaamiyaasha ka digay in Natenyahu uu halkaas u diro ciidamadiisa, isaga oo sheegay in nafaha uu galaafanayo weerarka Israa&#8217;iil ee Gaza ay tahay &#8216;wax aan loo dul qaadan karin&#8217;.<\/p>\n<p>Netanyahu ayaa amray ciidamadiisa in ay isku diyaariyaan weerar dhinaca dhulka ah oo ay qaadaan.<\/p>\n<p>Ilaa iyo 1.4 malyan oo ruux oo Falastiiniyiin ah ayaa gabaadsanaya Rafax, oo horay ula dhibaneed duqaymaha Israa&#8217;iil.<\/p>\n<p>Natanyahu ayaa wacad ku maray in uu qaadayo weerar ba&#8217;an, isaga oo shaaciyay in Xamaas laga tirtiro magaaladaan ku taalla koonfurta Gaza.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isreal (Arabsiyo) &#8211; Ra&#8217;iisul-wasaaraha Israa&#8217;iil Benjamin Netanyahu, ayaa ku adkeystay in uu ciidamadiisa u diray magaalada Rafax ee ku taalla marinka Gaza, isaga oo dhagaha ka furaystay dhamaan baaqyadii ku aadanaa in aanu weerarin halkaas loo diray. Madaxweynaha Faransiiska ayaa ka mid ah hoggaamiyaasha ka digay in Natenyahu uu halkaas u diro ciidamadiisa, isaga oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":73592,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-73590","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024-02-11T073007Z_1517006759_RC2LZ5A63KCG_RTRMADP_3_ISRAEL-PALESTINIANS-GAZA-RAFAH-FAMILY-1707638418.jpg?fit=1800%2C1800&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-j8W","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73590","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73590"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73590\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73591,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73590\/revisions\/73591"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/73592"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73590"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73590"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73590"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}