{"id":73489,"date":"2024-02-03T19:47:15","date_gmt":"2024-02-03T19:47:15","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=73489"},"modified":"2024-02-03T19:47:15","modified_gmt":"2024-02-03T19:47:15","slug":"heshiiska-somaliland-iyo-ethiopia-wuxuu-ka-soo-goay-quluubta-shacabka-safiir-ku-xigeenka-somaliiland-ee-south-sudan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2024\/02\/03\/heshiiska-somaliland-iyo-ethiopia-wuxuu-ka-soo-goay-quluubta-shacabka-safiir-ku-xigeenka-somaliiland-ee-south-sudan\/","title":{"rendered":"\u201cHeshiiska Somaliland iyo Ethiopia Wuxuu Ka Soo Go\u2019ay Quluubta Shacabka\u201d \u2013 Safiir-ku-xigeenka Somaliiland ee South Sudan"},"content":{"rendered":"<div dir=\"auto\">Addis Ababa, (Arabsiyonews):-Heshiiska Is-afgaradka ee ay kala saxeexdeen Itoobiya iyo Somaliland, waa tallaabo muhiimad weyn ugu fadhida is-dhexgalka bulsho ee gobolka Bariga Afrika, sida uu sheegay ku-xigeenka Safiirka Somaliland ee Koonfurta Suudaan, Cabdirisaaq Axmed Xasan oo u warramay wakaaladda wararka ee ENA.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Cabdirisaaq waxa uu sheegay in is-afgaradka dhex maray Itoobiya iyo Somaliland aanu faa&#8217;iido u lahayn oo kaliya labada dhinac balse uu ka jawaabayo baahida loo qabo is-dhexgalka gobolka.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">\u201cHeshiiskani wuxuu ka soo go\u2019ay quluubta Shacabka labada waddan oo iyagu si wada-jir ah go\u2019aanka u gaadhay, cid ku qasabtayna ma jirto, waayo labadoodaba dan baa ugu jirta,\u201d sidaas ayuu yidhi Danjire Cabdirisaaq.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Danjire Cabdirisaaq waxa uu intaas ku daray in heshiiska Somaliland iyo Ethiopia uu tusaale u yahay rabitaanka Midowga Afrika ee ah in la helo is-dhexgalka Gobolka ee iskaashiga dhinacyada dhaqaalaha, ganacsiga iyo Ammaanka.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Source ENA<\/div>\n<div dir=\"auto\"><a href=\"https:\/\/www.ena.et\/web\/eng\/w\/eng_3966483\">https:\/\/www.ena.et\/web\/eng\/w\/eng_3966483<\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis Ababa, (Arabsiyonews):-Heshiiska Is-afgaradka ee ay kala saxeexdeen Itoobiya iyo Somaliland, waa tallaabo muhiimad weyn ugu fadhida is-dhexgalka bulsho ee gobolka Bariga Afrika, sida uu sheegay ku-xigeenka Safiirka Somaliland ee Koonfurta Suudaan, Cabdirisaaq Axmed Xasan oo u warramay wakaaladda wararka ee ENA. Cabdirisaaq waxa uu sheegay in is-afgaradka dhex maray Itoobiya iyo Somaliland aanu faa&#8217;iido [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":73490,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-73489","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/%E1%88%83%E1%88%B0.jpg?fit=825%2C621&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-j7j","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73489","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73489"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73489\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73492,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73489\/revisions\/73492"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/73490"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73489"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73489"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73489"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}