{"id":73366,"date":"2023-10-07T18:22:12","date_gmt":"2023-10-07T18:22:12","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=73366"},"modified":"2023-10-07T18:22:12","modified_gmt":"2023-10-07T18:22:12","slug":"dagaal-ka-dhacay-qori-lugud-oo-cashar-loogu-dhigay-huwanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/10\/07\/dagaal-ka-dhacay-qori-lugud-oo-cashar-loogu-dhigay-huwanta\/","title":{"rendered":"Dagaal Ka Dhacay Qori-lugud Oo Cashar Loogu Dhigay Huwanta"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Dagaal, ayaa Maanta ka dhacay bariga degmada Qori-lugud ee gobolka Buuhoodle.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa bilaabmay, ka dib markii Maleeshiyaad ka mid ah Huwantu weerareen Maleeshiyaadka deegaanka Qori-lugud oo deggan deegaan hoos taga degmada Qori-lugud.<\/p>\n<p>Waxa la sheegay In dagaalka oo gelinkii hore Qarxay uu ku fiday deegaano hoos taga Kalshaale iyo Ceelka loo yaqaano Buqle.<\/p>\n<p>Wararka halkaa ka imanaya, ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka deegaanka Qori-lugud ay dhirbaaxo Culus ku dhufteen Maleeshiyaadka Huwanta, taasi oo keentay in Maleeshiyaadkii weearka ahaa loo eryado dhankii ay weerarka ka soo qaadeen.<\/p>\n<p>Dagaalkan oo saacado qaatay, ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac, iyadoo dagaalku salka ku hayo qorshe kooxaha Huwanta ahi ku doonayaan inay ku fidiyaan colaadda degaano badan.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Dagaal, ayaa Maanta ka dhacay bariga degmada Qori-lugud ee gobolka Buuhoodle. Dagaalka ayaa bilaabmay, ka dib markii Maleeshiyaad ka mid ah Huwantu weerareen Maleeshiyaadka deegaanka Qori-lugud oo deggan deegaan hoos taga degmada Qori-lugud. Waxa la sheegay In dagaalka oo gelinkii hore Qarxay uu ku fiday deegaano hoos taga Kalshaale iyo Ceelka loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40675,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-73366","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/dagaal-Dhimasho.jpg?fit=660%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-j5k","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73366","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73366"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73366\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73367,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73366\/revisions\/73367"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40675"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73366"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73366"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73366"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}