{"id":73364,"date":"2023-10-07T18:19:51","date_gmt":"2023-10-07T18:19:51","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=73364"},"modified":"2023-10-07T18:19:51","modified_gmt":"2023-10-07T18:19:51","slug":"dawladda-jabuuti-oo-c-risaaq-khaliif-kala-noqotay-baasaaboorkeeda-oo-uu-sitay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/10\/07\/dawladda-jabuuti-oo-c-risaaq-khaliif-kala-noqotay-baasaaboorkeeda-oo-uu-sitay\/","title":{"rendered":"Dawladda Jabuuti Oo C\/risaaq Khaliif Kala Noqotay Baasaaboorkeeda Oo Uu Sitay"},"content":{"rendered":"<p>Jabuuti (Arabsiyo) &#8211; Dawladda Jabuuti ayaa tallaabo ka qaadday Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo hore u ahaa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada JSL, balse ka fallaagoobay.<\/p>\n<p>Dawladda Jabuuti, ayaa Cabdirisaaq Khaliif ka qaadday Baasaaboorka dalka Jabuuti oo uu sitay isla-markaana u adeegsan jiray safarrada uu ugu baxo dalalka caalamka.<\/p>\n<p>Ma jiro War rasmiya oo Dawladda Jabuuti ka soo saartay go&#8217;aanka ay Khaliif kagala noqotay Baasaaboorka, balse ilo-wareedyo Xog-ogaal ah, ayaa Warbaahinta u sheegay in Dawladda Jabuuti ay Baasaaboorkii ka qaadday Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo wax ka abaabulay dagaalka 8-da bilood ka socday Magaalada Laascaanood ee Somaliland.<\/p>\n<p>Lama oga sababta dhabta ah ee Jabuuti baasaaboorka uga qaadday Mr. Khaliif, hase-yeeshee waxa la weriyey inuu jiro tuhun ku xidhiidhinaya urur-diimeedyada khatarta ku ah amniga dalalka gobolka Geeska Afrika ee Jabuuti ka mid tahay.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adaha Sirdoonka ee Dawladaha gobolka ee Somaliland iyo Jabuuti ka mid yihiin ayaa ka wada shaqaynaya la-dagaalanka kooxaha xagjirka ah ee lagu tuhmayo Cabdirisaaq Khaliif Axmed.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jabuuti (Arabsiyo) &#8211; Dawladda Jabuuti ayaa tallaabo ka qaadday Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo hore u ahaa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada JSL, balse ka fallaagoobay. Dawladda Jabuuti, ayaa Cabdirisaaq Khaliif ka qaadday Baasaaboorka dalka Jabuuti oo uu sitay isla-markaana u adeegsan jiray safarrada uu ugu baxo dalalka caalamka. Ma jiro War rasmiya oo Dawladda Jabuuti ka soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72625,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-73364","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Khaliif-1.jpg?fit=480%2C270&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-j5i","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73364","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73364"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73364\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73365,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73364\/revisions\/73365"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72625"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73364"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73364"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73364"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}