{"id":73345,"date":"2023-09-30T19:50:37","date_gmt":"2023-09-30T19:50:37","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=73345"},"modified":"2023-09-30T19:50:37","modified_gmt":"2023-09-30T19:50:37","slug":"golaha-wakiillada-oo-ansixiyey-xeerka-doorashada-isa-saarka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/09\/30\/golaha-wakiillada-oo-ansixiyey-xeerka-doorashada-isa-saarka-ah\/","title":{"rendered":"Golaha Wakiillada Oo Ansixiyey Xeerka Doorashada Isa-saarka Ah"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa cod caqlabiyad ah ku ansixiyay xeerka doorashooyinka isa-saarka ah ee Madaxtooyada iyo ururrada.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdinaasir Qodax oo ka mid ah guddi uu goluhu u saaray wax ka badalka xeerka doorashooyinka, ayaa golaha u sharaxay qodobada wax laga badalay, ka kor intaan si buuxda loo ansixin.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay inay xeerka guud ee doorashooyinka ku soo kordhiyeen 13 Qodob oo cusub, isagoo hore u ahaa 154 Qodob<\/p>\n<p>Wax ka beddelka Xeerkan ayaa ka dhashay soo jeedin ay sameeyeen qaar ka mid ah salaadiinta dhaqanka Somaliland, xeerka ayaa dhaqangal noqonaya marka ay golaha guurtidu ogolaadaan isla-markaana uu Madaxweynuhuna saxeexo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa cod caqlabiyad ah ku ansixiyay xeerka doorashooyinka isa-saarka ah ee Madaxtooyada iyo ururrada. Xildhibaan Cabdinaasir Qodax oo ka mid ah guddi uu goluhu u saaray wax ka badalka xeerka doorashooyinka, ayaa golaha u sharaxay qodobada wax laga badalay, ka kor intaan si buuxda loo ansixin. Wuxuu sheegay inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":73346,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-73345","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/20230930_224834.jpg?fit=1080%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-j4Z","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73345","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73345"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73345\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73347,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73345\/revisions\/73347"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/73346"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73345"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73345"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73345"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}