{"id":73340,"date":"2023-09-29T20:02:06","date_gmt":"2023-09-29T20:02:06","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=73340"},"modified":"2023-09-29T20:02:06","modified_gmt":"2023-09-29T20:02:06","slug":"waddamada-afrika-oo-hakiyey-inay-soomaaliya-ka-saaraan-ciidamadooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/09\/29\/waddamada-afrika-oo-hakiyey-inay-soomaaliya-ka-saaraan-ciidamadooda\/","title":{"rendered":"Waddamada Afrika Oo Hakiyey Inay Soomaaliya Ka Saaraan Ciidamadooda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Waddamada ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ee Uganda, Burundi, Ethiopia, Kenya iyo Djibouti, ayaa taageeray codsgii madaxwenaha Soomaaliya ee ahaa in muddo saddex bilod ah sababo farsamo awgeed loo hakiyo bixintaanka wejiga labaad ee ciidamada ATMIS, sida ay Warbaahintu xaqiijisay.<\/p>\n<p>Waddamadan oo qoraal rasmi ah u diray Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay inay taageero u hayaan codsiga Soomaaliya ee ah in bixintaanka 3,000 oo ciidanka ATMIS ah dib loo digo muddo 90-maalmood ah.<\/p>\n<p>Waddamadan ayaa qoraalkooda ku amaanay dowladda Fedeeraalka ah dagaalka ay kula jirto Al-shabaab.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa codsigeeda sal uga dhigtay in dhammaan xaaladaha taagan aysan oggolaaneyn in ATMIS ay ka wada baxaan fariisimaha ay dalka kaga sugan yihiin.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Waddamada ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ee Uganda, Burundi, Ethiopia, Kenya iyo Djibouti, ayaa taageeray codsgii madaxwenaha Soomaaliya ee ahaa in muddo saddex bilod ah sababo farsamo awgeed loo hakiyo bixintaanka wejiga labaad ee ciidamada ATMIS, sida ay Warbaahintu xaqiijisay. Waddamadan oo qoraal rasmi ah u diray Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71813,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-73340","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Xasan-Sheekh.jpg?fit=624%2C351&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-j4U","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73340","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73340"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73340\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73341,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73340\/revisions\/73341"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71813"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73340"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73340"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73340"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}